:-Wasiir Beyle oo ka qeybgalay shir ay wadajir ay u soo qaban qaabiyeen IMF...

0
Sii hayaha Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka qeyb galay shir lagu qabtay Fogaan arraga oo ay si wadajir u soo qaban...

Kalluumeysato ku dhimatay dabaylo ku dhuftay xeebaha gobolka J/Hoose

0
-Inta la xaqiijiyay Sagal ruux oo Kalluumeysato ah ayaa la sheegay in ay ku dhinteen xeenbaha ku teedsan gobolka jubbada Hoose. Wasiirka Wasaaradda Kallumeysiga ee...

Dhibaato ka taagan adeegsiga wadada xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar

0
Warar aan helayno ayaa waxa ay sheegayaan in ay dhibaato ba’an ka taagan tahay wadada xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar. Dhibaatadan ayaa ka dhalata saameyn...

Dawlada Kenya oo dib u bilaabaysa ganacsigii Qaadka ee Soomaaliya

0
Maalinta berri ah aya waxaa lagu wadaa in dawlada Kenya ay markeedii ugu horeysay Qaad keento Soomaaliya, kadib xayiraaddii cudurka Coronavirus dartiis, ay ugu...

Golaha Wasiirada Jubbaland oo ansixiyay kordhinta miisaaniyadda 2020 ee maamulkaasi

0
Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland ahna ku simaha madaxwaynaha Maxamuud Sayyid Aadan ayaa gudoomiyay shirka isbuuclaha ah ee golaha wasiirrada Jubbaland kaas oo ka dhacay...

Madaxweyne lafta gareen oo ku baaqay in laga shaqeeyo midnimada umada

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa maanta ka qeybgalay Xiritaanka Shirka Wadatashiga Beesha Mudulood oo Mudo Afar maalin ah...

Madaxweyne Qoor Qoor oo kulamo ka bilaabay Turkiga.

0
Madaxweynaha maamulka  Galmudug Axmed Cabdi Kaarie (Qoor Qoor) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Wafdiga...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay koofur afrika

0
Xubno ka tirsan Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan Waddanka Koofur Afrika ayaa laga soo xigtay in gudaha Dalkaasi lagu dilay muwaaddin Soomaaliyeed oo halkaasi...

Markab cilad ku qabsatay Dekada Boosaaso

0
Dekedda Magaalada Boosaaso waxaa saaka oo Khamiis ah la filayaa in uu dib ugu soo xirto Markab Xamuul ah oo Shalay ciid ku qabsatay...

DFS oo sheegtay in sanadka soo socda ay soo gabagabeynayaan bixinta qandaraasyada shidaalka.

0
Dowladda federalka Soomaaliya ayaa  lagu wadaa inay ku dhawaaqdo shirkaddaha ku guuleystey Ruqsad siinta qandaraasyada shidaalka iyo gaaska markii ugu horaysay horaanta sanadka soo...

XULASHADA