Dowladda Federaalka Oo Deeq Ku Wareejisay Maamulka Jubbaland

0
Magaalada Kismaayo ayaa waxaa gelinkii dambe ee Maanta gaaray wafdi ka socday Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Wasiirka Maaliyadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle. Wafdiga...

Taliska AMISOM Oo Jawaab Culus Ka Bixiyay Eedeeyn Kaga Timid Ahlu-Sunna

0
Taliska AMISOM ayaa beeniyay warar dhawanahaan si weyn la iskula dhexmarayay oo kua aaddan in Ciidanka nabad ilaalinta Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Cali Yaasiin Gurbe u Magacaabay Agaasimaha Guud ee TUBSAN

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta u magacaabay Mudane Cali Yaasiin Gurbe inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Ankara kula kulmay dhigiisa dalka Turkiga

0
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan magaalada Ankara kula yeeshay dhigiisa dalka Turkiga Lütfi Elvan oo ay ka...

Maxaa looga hadlay shirkii khamiislaha ee Golaha Wasiirada Jubbaland

0
Madaxweyne ku-xigeenka Koobaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Adaan ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Ugu...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay duuleedka magaalada Baydhabo

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo weerar culus oo xakay maleeshiyaadka Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda Fedaraalka iyo kuwa Koonfur Galbeed ay ku...

Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saartay Dagaalkii Ka Dhacay Muqdisho

0
Beesha Caalamka ayaa ka hadashay dagaalkii xalay ka dhacay Magalada Muqdisho iyo sidoo kale Bannaanbax saaka ka dhacay qaybo ka  mid ah Magaalada Muqdisho,...

Dowladda Soomaaliya oo dib u soo celisay xiriirkii diblumasi ee Kenya

0
Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa ka heshiiyay khilaafkii diblomaasiyadeed ee labada dal udhexeeyay, Islam markaasna dib u soo ceshtay xiriirkoodii. Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta JFS ayaa...

Itoobiya oo ceyrisay saraakiil sare oo ka tirsan Qaramada Midoobey

0
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay dalkeeda ka ceyrinayso toddobo sarkaal oo sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay kaddib markii ay “faragalin” ku sameeyeen arrimaheeda...

Madaxweynaha Turkiga oo la kulmay Joe Biden

0
Madaxweyniyaasha Turkiga iyo Mareykanka Racep Tayyip Erdogan iyo Joe Biden ayaa ku kulmay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga halkaas oo lagu qabtay shirka 20...

XULASHADA