Shacabka iyo Maamulka Galmudug oo soo dhoweeyay shirka ka furmaya Samareeb.

0
Bulshada ku nool Caasimadda Galmudug ee Samareeb ayaa soo dhoweeyey Shirka Dhowaan la filayo in lagu qabto Magaaladaas, kaas oo uu ku baaqay maaxweynaha...

Galmudug Oo Maamul Cusub U Magacaawday Degaan Ka Tirsan Mudug

0
Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta dowlad Goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac Cabdi-Waayeel ayaa Maamul cusub u magacaabay deegaanka Xeero-Dahabley ee...

Kulan Looga Hadlay Xal U Helida Fatahaadda Webiga Oo Maanta La Qabtay

0
Kullan u dhexeeyay Madaxa Wasaaradda Qorsheynta iyo Hay’adda NIS-Somalia ayaa looga hadlay sidii xal waara looga heli lahaa fatahaadda wabiga shabeelle ee Magaalada Baledweyne...

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis cusub

0
Wasaarada Caddaalada Xukumadda Federaalka Soomaaliya iyo Safsafaarada Turkiga ee Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis la xiriira sidii dowladda Turkiga ay u horumarin laheyd Xabsiyada...

Taliyaha Ciidanka Dhulka DFS Oo Eedeyn U Jeediyay Madaxweynaha Jabuuti

0
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Gobolka Gedo ayaa kormeer ku tegay fariisimaha Ciidanka...

Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Bakool

0
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Garasweyne oo ka tirsan gobolka Bakool ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal ku dhexmaray Ciidama xoogga  Qeybta 60-aad iyo...

Maxay ka wada hadleen Axmed Madoobe iyo James swan?

0
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo Madax ka socotey Hay’adaha...

Maamulka G/Gedo Oo Digniin Adeg U Diray Gaadiidleyda Balad-Xaawo

0
Guddoomiyaha Gobolka Gedo ee dowladda Federaalka Axmed Buulle Garaad Canjeex ayaa mar kale ka hadlay hadalkii kasoo yeeray Wasiirka amniga Jubbaland C/rashiid Janan ee...

Kulan Looga Hadlaayay Amniga Gobolka Bari Oo Maanta La Qabtay

0
Kulan looga hadlaayay amniga Gobolka Bari ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolkaas, waxaana shir guddoomiyay kulanka Wasiirka amniga Puntland Cabdisamad...

Qorshe G/Banaadir Uu Kula Wareegayo Maamulka Adeega Caafimaadka Oo Socda

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr....

XULASHADA