Gabar Soomaaliyeed oo xaflad dhalasho ah Gaalkacyo ugu dhigtay Jilaa Ajanebi ah

0
-Miski Saciid Cabdi oo ka mid ah gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa xaflad dhalasho ah u dhigtay jilaaga...

Askari qof shacab ah ku dilay Buurhakaba oo isna maanta la toogtay

0
-Wararka naga soo gaaraya magaalada Buurhakaba ee gobolka Bay waxay sheegayaan in askari ka titsanaa ciidanka xoogga dalka oo qof shacab ah dilay, isna...

Xog: Afar arrin oo keenay is-casilaadii madaxweyne Waare

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xalay sheegay inuu iska casilay xilkaas, isaga oo saluugay habka loo maareynayo doorashada maamulka cusub ee...

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay danjireyaasha seddax dal

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga galabta ka guddoomay danjireyaasha cusub ee dalalka Denmark, Ireland, Poland ee Soomaaliya. “Danjiraha Denmark Ole Thonke oo...

: Maxaa looga hadlayaa shirka Banbaxa golaha wasiirrada Soomaaliya?

0
-Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa haatan kulan ku leh hoteel ku dhex-yaalla garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaas oo uu shir guddoominayo...

Koofur Galbeed oo cabsi ka qabta ayax ku degay deegaannada maamulkaasi

0
-Inta badan dhul beereedka gobolka Bakool ayaa waxaa ka da’ay roobka dayrta, inkastoo meelaha qaar ay roob la’aan tahay, islamarkaana uu Ayax faro badan...

Amar la duldhigay Ciidamada ka howlgalla deegaannada Koofur Galbeed

0
Shir jaraa’id oo ay si wada jir ah Baydhabo ugu qabteen Taliyaha qeybta 60aad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Taliyaha qeybta Booliska gobolka Baay...

Karaash oo doorashada Soomaaliya ku xiray kala dirista Guddi uu waqtigiisu dhammaaday.

0
Sida lagu xusay  wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaaan Karaash, oo lagu socod-siiyay Wasiirka Ganacsiga Puntland Cabdullaahi Cabdi...

Xilliga ay dhaceyso doorashada guddoonka baarlamaanka Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay

0
-Guddiga doorashada Guddoomiyaha iyo labadiisa ku-xigeen ee baarlamanka Dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada. Guddiga ayaa sheegay in labada bisha oo ku beegan berrito...

Mid ka mid ah Beesha SADE oo ku shirtey Baardheere oo Eedeyn iyo dhaliil...

0
Tan iyo markii la shaaciyey Xubnaha Gobolaha Wasiirada DF Soomaaliya ayaa waxaa isa soo tarayey Cabashooyin ka imaanayey Beesha Xasan Gaashireedle oo ku...

XULASHADA