Xilliga ay dhaceyso doorashada guddoonka baarlamaanka Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay

21

Guddiga doorashada Guddoomiyaha iyo labadiisa ku-xigeen ee baarlamanka Dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada.

Guddiga ayaa sheegay in labada bisha oo ku beegan berrito la qaban doono arraajida musharaxiinta, saddexda bisha waxaa hadal jeedin doona musharixiinta, halka Afarta bisha la qaban doono doorashada guddoonka baarlamanka hirshabeelle.