Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye oo cabsi ka muujiyey in dalku galo dagaallo sokeeye

0
Odayaasha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa 13-kii bishaan kulan gaar ah gurigiisa kula qaatay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, kulankaan oo...

DF oo maanta xareysay guddiyaadii lagu muransanaa ee doorashada

0
-Warar aan helnay ayaa sheegaya in xukuumadda Soomaaliya ay maanta xaraysay guddiga doorashada heer federaal, guddiga xalinta khilaafaadka iyo guddiga maamulka doorashada Somaliland, kuwaas...

Golaha Shacabka oo ansixiyey Guddiga la dagaalanka masuq maasuqa

0
Xildhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si aqlabiyad ah ku meel mariyay Guddiga la dagaalanka masuq maasuqa oo ay u soo gudbisay wasaaradda...

Lafta-Gareen oo bedelay guddoomiyihii Sh/Hoose

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Shabeellada Hoose, isagoo magacaabay mid kale. Cabdiqaadir Sheekh Maxamed...

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA QEYBTA SAGAALAD

0
Mowduuca todobadkan waa La dagaalanka cayayaanka iyo cudurada ku dhaca dalagyada iyadoo aan sun la isticmalayn. Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey...

Hogaamiyaha TPLF oo xaqiijiyay inay duqeeyeen garoonka diyaaradaha ee Asmara

0
-Hogaamiyaha Gobolka Tigray ee Ethiopia (Debretsion Gebremichael) ayaa xaqiijiyay in ciidamada Tigreega ay duqeeyeen garoonka diyaaradaha ee caasimada Asmara ee Eriteriya. Dhacdadaani ayaa waxay sare...

Armenia oo sheegtay in kumanaan Askari looga dilay dagaalkii ay la gashay Azerbaijan

0
-Armenia ayaa sheegtay in  in ka badan laba kun oo askari looga dilay dagaalkii socday lixda toddobaad ee ay la gashay Azerbaijan, ee ka...

Askari ka tirsan ciidamada dowadda oo maanta dil ka geystay Muqdisho

0
-Askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta qof shacab ah ku dilay Isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho, waxaana goobta ka baxsaday askarigii geystay...

Xubno saameyn badan kuleh siyaasdda dalka oo maanta kulan ku yeelanaya Nairobi

0
-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo siyaasiin kale ayaa maanta...

Al-Shabaab oo beenisay war ka soo baxay dawladda Itoobiya

0
Al-Shabaab ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay hadal kasoo baxay dawladda Federaalka Itoobiya, kaas oo ahaa in ciidamadeedu qabteen xubno katirsan Al-Shabaab. Dawladda Itoobiya ayaa...

XULASHADA