Wasiir Goodax oo maanta hor-tegay kulanka golaha shacabka
-Sii-hayaha wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa maanta hor-tegay kulanka xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.
Wasiir Goodax ayaa baarlamaanka ka hor akhriyey qodobada...
Guddoonka golaha shacabka oo maanta hakiyey mooshin loo gudbiyey
Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa guddoonka golaha shacabka u gudbiyey mooshin ka dhan ah kufsigii iyo dilkii dhawaan...
Madaxweyne Qoorqoor oo kulan la yeeshay Safiirka Mareykanka
Madaxweynaha Galmudug MD Axmed Cabdi Kaariye, ayaa magaalada Muqdishu kula kulmay Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Dowladda Maraynkanka Danjire Donald Yamamoto.
Labada masuul ayaa ka wada...
Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb galay aaska Guddoomiyihii rugta ganacsiga Jubbaland
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qayb galay aaska Allaha u naxariistee, guddoomiyihii rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland marxuum Shaafi...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Akhrinta 2aad Marsiiyay Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka
Kulanka mudanayaasha Golaha oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxa ay mudanayaasha Golaha Akhrinta 2-aad Marsiiyeen Hindise Sharciyeedka...
Shabaab ku waxyeeloobey qarax ay aasayeen
-Wararka naga soo gaaraya Waqooyi Bari ee dalka Kenya, ayaa waxa ay sheegayaan in maanta uu halkaasi ka dhacay qarax khasaare nafeed dhaliyay.
Qaraxa ayaa...
DF oo maanta ciidamadii ugu badnaa geysay Hobyo
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ciidamadii ugu badnaa geysay magaalada Hobyo ee gobolka Mudug, kuwaas oo sida la sheegay laga qaaday magaalada Muqdisho ee...
Beledwayne: Hoos u dhac ku yimid heerka biyaha webiga Shabeelle
Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in hoos dhac uu ku timid biyaha wabiga Shabeelle oo cabsi xoog...
Booliska Soomaaliya oo ka hadlay Kiiska Gabadh dil iyo kufsi loogu geystay Muqdisho
Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa war kasoo saaray dhacdo Argagax leh oo shalay ka dhacday degmada Waabari ee gobolka Banaadir ka dib markii gabadh loo...
Kulamo gaar-gaar ah oo ka socda Muqdisho iyo dib u dhac ku yimid shirkii...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soconaya kulamo gaar-gaar ah oo ay yeelanayaan madaxweynayaasha maamul goboleedyada qaar, kuwaas oo ka shiraya xaalada guud ee dalka...