Wasiiro ka tirsan Galmudug oo socdaal ku maraya bariga Mudug

10

Wafdi ka tirsan Wasiirada maamulka Galmudug ayaa  socdaal ku maraya soodinta u dhexeysa maamulada Galmudug iyo Puntland ee bariga Gobalka Mudug.

Masuuliyiintan ayaa waxaa ay u kuurgalayaan nabada ka jirta deegaanada maamuladaasi, iyagoona sidoo kale qiimeyn ku sameyn doona baahiyaha xiligan ka jira deegaaanada bariga gobolka Mudug.

Sidoo kale wasiirada socdaalka ku maraya deegaanada bariga gobolka Mudug ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka warfaafinta Galmudug  Axmed Shire Falagle.

Wasiirka warfaafinta la hadlay KNN ayaa waxaa uu ka waramayaa ujeedka Socdaalkooda iyo waxyaabaha ay ku soo arkeen