Qodobadii looga hadlay kulan dhex-maray R/wasaare Rooble iyo safiirada caalamka

0
-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar kamid ah safiirrada dalalka caalamka u fadhiya Soomaaliya iyo wakiillada Qaramada Midoobay,...

Taliska ciidanka xoogga dalka oo war ka soo saaray xubno Shabaab looga dilay Sh/Hoose

0
Ciidanka kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa howlgal qorsheysnaa oo ay maanta ka fuliyeen degaanka Leego ee gobolka Shabeellada Hoose, waxay ku dileen dagaalamayaal ka...

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA SAMAWADE EE RADIO MARKABLEY

0
Kulanto wanaagsan dhageysatayal ku soo dhawaada barnaamijka sama wade ee radio markabley Barnaamijka sama wade ee Mowduuca 2aad caawo waxaan ku soo qaadanaynaa ...

Wararkii ugu dambeeyey xiisadda gobolka Gedo

0
15 deegaan oo ku yaalla xudduuda Soomaaliya ee dhinaca Kenya ayaa is-gaarsiinta ay ka maqan tahay muddo, waxaana go’an xiriirka dadka dhexdiisa ah iyo...

Cidamada AMISOM oo dad shacab ah dil iyo dhaawac ugu gaytay Shabeellada Hoose

0
-Warar naga soo gaaraya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM ay maanta dad shacab ah dil iyo dhaawac ugu gaysteen gobolkaasi. Inta la...

Koox hubeysan oo nin ganacsade ahaa ku dishay Muqdisho

0
Koox hubeysan ayaa saakay  waxaa ay qof shacab ah ku dileen degmada howlwadaag  ee Gobalka Banaadir. Dilka ayaa waxaa uu si gaar ah kaga dhacay...

Farmaajo oo sheegay inay jiri karaan Wariyeyaal la Shaqeeya Shabaab

0
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiyeed uu soo agaasimay Machadka Raas ee Falanqeynta Siyaasadda ayaa wax laga weeydiiyay...

Cidamada AMISOM oo dad shacab ah dil iyo dhaawac ugu gaytay Shabeellada Hoose

0
-Warar naga soo gaaraya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM ay maanta dad shacab ah dil iyo dhaawac ugu gaysteen gobolkaasi. Inta la...

Guddiga joogtada ah ee golaha shacabka oo maanta kulmaya

0
-Guddiga joogtada ah ee golaha shacabka barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku kulmaya xaruntooda ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa. Xubnaha guddiga ayaa lagu...

Guddiga Farsamada soo xulista Barlamaanka labaad ee Hirshabeelle oo gaaray Jowhar

0
Guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka 2-aad ee Hirshabeelle ee uu dhawaan magacaabay madaxweyna dowlad goboleedka hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar...

XULASHADA