Madaxda DF iyo kuwa mucaaradka oo loogu baaqay in aysan dalka qalalaase gelin
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa xalay raali gelin ka bixiyay doorkii uu ku lahaa weerarkii lagu qaaday guriga Cabdiraxmaan Cabdishakuur...
Itoobiya oo gacanta ku dhigtay hub farabadan
Booliska magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen hub iyo banbaanooyin si sharci daro ah lagu heystay .
Baaritaano ay...
Agaasimaha Hay’adda Caafimaadka aduunka oo ka Jawaabay eedayn uga timid Itoobiya
Agaasimaha hay’ada Caafimaadka Adduunka ee WHO, Dr. Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa ka jawaabay eedayn uga timid dowlada Federaalka Itoobiya, oo ku eedaysay Tedros, in...
Beesha Caalamka oo war ka soo saartay guddiyada ay dowladda u magacowday doorashooyinka Somalia
War qoraal ah oo ka soo baxay Beesha caalamka ayaa markii ugu horreysay waxaa looga hadlay doorashadii dhawaan ka dhacday magaalada Jowhar, islamarkaana lagu...
Madaxweyne Qoor qoor iyo safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya oo kulmay
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan kula qaatay magaaladda Muqdisho danjiraha Dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz.
Madaxweynaha iyo danjiraha ayaa ka...
Dowladda Soomaaliya Oo Billawday Dib U Heshiisiinta Bulshada Degaanno Ka Tirsan G/Mudug
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax oo socdaal shaqo ku jooga degmada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa kulan...
Musharax Madaxweyne Daahir Geelle” Ma rabno isku goodin dagaal & dowlad Albaabka xirata”
Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Wasiirkii hore ee Warfaafinta Daahir Maxamuud Geelle oo Maanta waxaa siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed...
Kheyre oo sheegay in khilaafka doorashada uu sababi karo dagaal ka dhaca dalka sida...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ahna musharax Madaxweyne oo Maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee...
Madaxweynihii hore ee Galmudug oo ka hadlay amniga iyo doorashooyinka
Cabdi kariim Xuseen Guuleed madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug ayaa maanta waxaa uu soo gaaray magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Guuleed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada...
Trump oo doonaya in dib loo tiriyo codadka qaar kamid ah gobolada dalkaasi.
Madaxwaynaha wadanka Maraykanka Donald Trump ayaa raadinaya in dib loogu laabto codadka gobolka Wisconsin oo kamid ah gobolada looga guulaystay.
Madaxwaynaha ladoortay ee dalka Maraykanka...


















