UNHRC oo ka hadashay geerida muwaadin Soomaaliyeed oo magangalyo doon ah oo ku sugnaa...
Hay’adda UNHCR ayaa sheegtay in ay ka murugaysan tahay geerida 19-jir magangalyo-doon Soomaali ah oo ku sugnaa magaalada Tripoli ee dalka Libya ka dib...
Taliyaha ciidanka Asluubta soomaaliya oo ka badbaaday qarax saakay ka dhacay Muqdisho
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa saakay ka badbaaday qarax miino oo ka dhacay agagaarka Madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim ee magaalada...
Suuqyada Garoowe oo maanta markale laga diiday isticmaalka shilinka Soomaaliga ah.
Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in maanta markale suuqyada magaaladaasi, laga diiday Lacagta Shilin Soomaaliga ah, kadib markii Ganacsatadu sheegtay in Bankiga...
Xal laga gaaray xiisad ka taagneed Kaaraan
Sida ay xog ku heshay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho Waxaa xal laga gaaray isku dhicii dhowaan ka dhacay degmada Kaaraan ee gobalka Banaadir,...
R/Wasaare Rooble oo Muqdisho ka bilaabay kulamo lagu xalinayo tabashooyinka laga qabo doorashooyinka
R/Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Muqdisho waxaa uu ka bilaabay kulamo lagu xalinayo tabashooyinka laga qabo arrimaha doorashooyinka.
Kulamadan ayaa looga gogol leeyahay...
Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirada Puntland?.
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland.
Shirka Golaha Wasiirada ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka...
R/wasaare Rooble oo maanta qaabilay musharixii labaad
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo sii wada kulammada uu la yeelanayo siyaasiniinta dalka, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ka Hadlay Geerida Wariye Axmed Cabdinuur
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Wariyihii BBC-da Axmed Cabdinuur oo ku...
CC Shakuur Oo Shacabka Weydiistay Lacag Uu Ku Galo Ololaha Doorashada
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa waxaa uu sheegay in Xisbigiisa uu weydiisanayo shacabka Soomaaliyeed taageero...


















