Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo xilkii la wareegay
-Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa maanta si toos ah xilkii ula wareegay.
Munaasab ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaasi...
Ilhaan Cumar oo cambaareysay dhulka reer Falastiin ee Yuhuuddu haysato
Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaali ah kana mid ah xildhibaanada aqalka Kongarayska Maraykanka ayaa qoraal ay soo dhigtay bogeeda Twiterka ayay aad ugu...
Xiisad ka taagan deegan ka tirsan gobolka Mudug
Wararka naga soo gaaraya deegaan ka tirsan gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in maanta ay colaad ka taagan tahay.
Deegaankan ayaa waxaa lagu magacaabaa...
Mahad Guulleed’’ Guddoomiyaha Aqalka Sare wuxuu u muuqdaa hoggaamiye Mucaarad ah
Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka dhinaca sharciga ah ee u dhaxeeya Xukuumadda Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaanshi Cabdullaahi oo siweyn uga biyo diiday...
Prof. Dufle oo ka badbaaday isku day dil
Qarax noociisa lagu sheegay miino wadada dhinaceeda la dhigay ayaa caawa lala beegsaday gaariga Prof. Cismaan Maxamuud Dufle oo marayey wadada Maka Al-Mukarama ee...
Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho
Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir ayaa goordhow ka dhacay meel ku dhow isgoyska Sayidka ee Muqdisho.
Warar kala duwan ayaa...
Joe Biden oo loo doortay Madaxweynaha Mareykanka
Televisionka CNN ayaa baahiyay in Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka uu si rasmi ah u noqday Joe Biden kadib guul uu ka gaaray Pennsylvania.
Wuxuu...
Baarlamaanka Itoobiya go’aamiyey in gobolka Tigrey loo magacaabo maamul KMG ah
Dowladda federaalka Itoobiya ayaa sheegtay inay doonayso in maamul ku meel-gaar ah loo dhiso gobolka is-maamulka Tigreega.
Baarlamaanka Itoobiya ayaa soo saaray go’aan dowladdu ku...
Albaabada guusha oo ka soo xirmaaya Trump iyo wararkii u dambeeyey ee doorashada Mareykanka
-Weli si rasmi ah looguma kala bixin doorashada ka socota dalka Mareykanka, balse waxaa loo badinayaa inuu ku guuleysan doono musharax Joe Biden oo...
R/Wasaare Rooble oo magacaabay xubnaha guddiga doorashada kuraasta G/Waqooyi
-Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay magacaabay guddiga doorashooyinka ee xildhibaanada kasoo jeeeda gobllada waqooyi ee Somaliland.
Xubnaha guddigan “waxay mas’uul ka yihiin inay...


















