Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka K/Afrika iyo Cabsi soo wajahday Soomaalida dalkaas

0
Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in maanta lagu dilay magaalada Cape Town ee dalkaasi Muwaadin Soomaaliyeed. Dilkan ayaa dhacay kadib markii...

Maxaa looga hadlay kulankii RW Rooble iyo Qurbajoogta?

0
Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa war ka soo saaray shir sanadle ah oo uu Rooble uga qeyb galay aaladda internetka. “Ra’iisul wasaaraha...

: Ciidamada Abiy Ahmed ‘oo galay’ magaalada Mekelle

0
 Ra’iisul Wasaraaha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ku dhowaaqay in ciidamada dowladda ay galeen magaalada Mekelle ee caasimadda gobolka Tigray, waxaa sidaas sheegay taleefishinka dowladda. “Waxaan...

Axmed Madoobe oo DF ka dalbaday in maamulka doorashada G/Gedo ay ku soo wareejiso

0
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madooobe oo mudooyinkii dambe ku maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo oo xarun...

Suldan Gurey Xaaji Faarax oo ka soo hor jeestey War murtiyeedkii ka soo baxay...

0
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Ameerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley waxuu adag...

AUN waxaa Isbitaalka Xoogga lagu aasay dadkii ku dhintay weerarkii ka dhacay Xalay...

0
Allaha ha unaxariistee waxaa isbitaalka xoogga dalka ka socota aaska sideed dhalinyaro ah oo xalay ku dhintay weerar argagixiso oo ka dhacay maaqayad ama...

Wasiirka cusub wasaaradda ee arrimaha dibadda oo xilka la wareegay

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad uu xilka kula wareegayay wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha dibadda taasi oo ka dhacday xarunta wasaaradda arrimaha...

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyey heshiis la xariira maamulka DP-World ee dekadda Boosaaso

0
Golaha wakiillada Puntland ayaa maanta magaalada Garowe ku yeeshay fadhigoodii 18-aad, kalfadhiga 47-aad ee baarlamaanka Puntland, kaas  oo uu shir-guddoomiyey guddoomiyaha koowaad ee golaha ...

Nabadoon caan ahaa oo maanta lagu dilay waqooyiga Gaalkacyo

0
Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa maanta lagu dilay Allaha u naxariistee Nadiir Sheekh Maxamed oo ahaa Nabadoon caan ah oo si weyn...

Turkiga iyo Jaamacadda Carabta oo war ka soo saaray weerarkii ka dhacay Muqdisho

0
-Allaha u naxariistee waxaa isbitaalka xoogga dalka ka dhacay aaska sideed dhalinyaro ah oo xalay ku dhintay weerar lala beegsay maaqayad lagu magacaabo Gelato...

XULASHADA