Suldan Gurey Xaaji Faarax oo ka soo hor jeestey War murtiyeedkii ka soo baxay Shirkii Xamar ee Qaar ka mid ah Musharaxiinta.

176

Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Ameerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley waxuu adag uga soo hor jeestey war murtiyeedkii ka koobnaa 18 qodob ee ay dhowaan ka soo saareen Magaalada Muqdisho Qaar ka mid ah Musharaxiinta Xilka Madax tinimada ee Soomaaliya.

Suldaan gurey ayaa waxaa uu intaasi ku darey Natiijooyinkii ka soo baxay Shirkii Xamar inuu ahaa mid aan la aqbali Karin,islamarkaana wiiqaya oo ay ku tilmaameen inuu yahay mid wiiqaya nidaamka Dowlad nimada.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA SULDAAN GUREY