Golaha Wasiirada Ee Xil Gaarsiinta Oo Amar Culus La Dul-Dhigay

0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta amaro culus dul-dhigay xubnaha golaha wasiiradda xil-gaarsiinta ee xukuumaddii hore. Warqad ka soo baxday xafiiska Rooble...

Munaasabad lagu dhiirrigelinayay Dhakhaatiirtii ka shaqeeyay ka hortaga Covid-19 oo lagu qabtay Muqdisho

0
Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta maamulka gobolka Banaadir Marwo, Basma Caamir Axmed (Jakeetti) iyo sii-hayaha wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka Xukuumadda federaalka...

Dagaal dhex-maray Ciidamada Kenya & Al-Shabaab

0
Dagaalkaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu degaannada Taabto iyo Cabdalla Biroole ee gobolka Jubbada Hoose uu ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo...

Madaxweyne Farmaajo oo magaalada Asmara kula kulmay madaxdweyne Afwerki

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  iyo kan dalka Eriteria Isaias Afwerki ayaa magaalada Caasimadda ah ee dalkaasi ee Asmara waxaa uga socda kulan u...

Raysal wasaare Rooble oo amarro dul dhigay siihayeyaasha xukuumadda Soomaaliya

0
Maxamed Xuseen Rooble raysal wasaaraha cusub ee dalka ayaa waxa uu maanta soo saaray amarro ay uu duldhigayo xubnaha wasiirrada ee xukuumaddii hore ee...

Ciidamada AMISOM oo isaga baxay saldhigyo ay ku lahaayeen Shabeellada Hoose

0
Wararka ka imaanaya deeganno ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose  ayaa ku warramaya in xalay ilaa iyo maanta Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda ay...

Kheyre oo markii u horeysay dibadda u safray tan iyo markii xilka laga qaaday

0
-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta safarkiisii ugu horeeyay dalka uga baxay tan iyo markii xilka laga qaaday 25-kii bishii...

Rooble oo safarkiisii u horeeyay dibadda maanta u baxaya tan iyo markii la magacaabay

0
Sida ay sheegayaan warar hoose oo aan ka helnay madaxtooyada Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa inuu maanta oo Axad ah dalka...

Faah-faahino ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Kismaayo

0
-Inta la xaqiijiyey shan qof oo shacab ah ayey dhaawacyo kala duwan ka soo gaareen qarax loo adeegsaday Bam-gacmeed oo xalay ka dhacay xaafadda...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Eriteria

0
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa goordhow gaaray magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey. Madaxweyne Farmaajo...

XULASHADA