Maxaa looga hadlay shirka golaha Puntland?.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka 23-aad ee Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland.
Kulanka oo Madaxweynaha uu ku weheliyey Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane...
Shir wada-tashi ah oo Galmudug iyo Itoobiya uga furmay Wardheer
Shir u dhaxeeya wefdi uu hoggaaminayo wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalim oo ay kamid yihiin wafdi wasiirro iyo hoggaanka Nabad-gelyada dowlad-deegaanka Soomaalida ayaa maanta...
Galmudug oo maanta soo dhameystirtay Doorashada xubnihii aqalka sare ee BFS.
-Doorashadii aqalka sare ee labada kursi ahayd ee lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa goordhow lasoo gabagabeeyay, iyadoo xubnii afarta musharax ahaa...
DFS oo soo dhaweysay duulimaadyo maanta ka yimid Kenya
Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee Soomaaliya Duraan Axmed Faarax,, ayaa faahfaahin ka bixiyay duulimaadyada maanta ka yimid Kenya ee soo gaaray magaaada Muqdisho.
Wasiirka...
Mareykanka: “Ciidamo Soomaali ah ayaa ayaa gudaha galay Itoobiya”
Mareykanka ayaa sheegay in askar ka tirsan ciidanka Soomaaliya ay u dirtay Eritrea ay gudaha u galeen Itoobiya, taas oo ay horay u beenisay...
Madaxweyne Deni oo Taageero u muujiyay Jubbaland iyo siyaasiyiinta Mucaaradka.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si cad u muujiyay taageero buuxda oo uu la garab taagan yahay Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Golaha samatabixinta...
Uganda oo dacwad ku soo oogaysa askar dad rayid ah ku laysay Shabeellaha Hoose
Madaxweynaha dalka Ugaandha Uweri musafani ayaa qiray in ciidamada Uganda ee ka mid ah howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ay dhawaan gobalka Shabeelada hoose...
QM oo dib u eegeysa cune qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya
Geraldine Byrne Nason, oo ah Wakiilka Joogtada ah ee Ireland u fadhisa Qaramada Midoobey, ahna Guddoomiyaha Guddiga hoosaadka Golaha Ammaanka ee Soomaaliya ayaa xubnaha...
Qatar amni oo laga digay hadii Mareykanku ciidamadiisa kala baxo Soomaaliya
Madaxwaynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa amar ku bixiyay in ciidamadiisa oo idil laga soo saaro Soomaaliya marka lagaaro 15-ka bisha Janaayo ee sanadka...
Rooble oo kormeeray goobaha doorasho ka dhaceyso Dhuusamareeb
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo socdaal ku jooga magaalada Dhuusamareeb ee xaruunta mamaulka Galmudug ayaa halkaa kulan kula qaatay Guddiga...