Miisaaniyadda Galmudug Ee 2022-K Oo Baarlamaanka La Horgeeyay
Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta oo Axad ah kulankoodii caadiga ahaay yeeshay waxaana shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayna ku...
Maxaa looga wada hadlay Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah waxaa ay Xarunta Villa Hargeysa ku yeelanayaan mid kamid ah kulamadooda caadiga ah.
Qoraal...
Madaxweynaha Somaliland oo gaaray dalka Jabuuti
Madaxweynaha Somaliland,Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa gaaray dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, waxana madaarka magaalada Jabuuti si diirran ugu soo dhaweeyey Ra’isal wasaaraha...
Gaadiidkii ugu badnaa oo ku xayiran Hiiraan iyo darawal lagu dilay duleedka Matabaan
Wararka aan ka heleyno inta u dhaxeysa magaalooyinka Matabaan iyo Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxay sheegayaan in gaadiidkii ugu badnaa ay maanta ku xayiran...
Faahfaahino ka soo baxaya howlgallo ka dhacay G/Hiiraan
-Qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa howlgal ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa degmooyinka Maxaas iyo Baladweyne ee gobalka Hiiraan, waxay uga hor...
Cumar Filish iyo Safiirka Turkiga oo ka shiray dhismaha waddo ku taalla Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda...
Al Shabaab oo ugu yaraan lix qof ku dilay Kenya.
Ugu yaraan lix qof ayaa dabley looga shakisan yahay Al-shabaab ku dileen deegaan xeebeedka Lamu ee dalka Kenya, waxayna sidoo kale dab qabadsiiyeen xaafado...
Weerar lagu qaaday hoyga guddoomiyaha G/Sanaag ee Puntland
Wararka aan ka heleyno gobolka Sanaag waxay sheegayaan in xalay weerar lagu qaaday hoyga guddoomiyaha maamulka Puntland u qaabilsan gobolka Sanaag uu ka degan...
Jubbaland oo Maanta billowday diiwaangelinta Musharrixiinta kuraas Golaha Shacabka
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta Magaalada Kismaaho ka bilaabay diiwaangeli ta &Shahaaso siinta musharrixiinta Saddex kamid ah...
UK oo war ka soo saartay go’aankii Golaha Amniga ee Midowga Afrika
War qoraal ah oo ka soo baxay safiirka dowladda Uk ee u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu taageeray go’aanka Gollaha Amniga iyo Nabadda...