DF oo saakay ciidamo gaar ah ka dejisay magaalada Beledweyne

0
Wararka aan ka heleyno gobolka Hiiraan waxay sheegayaan in saakay afar diyaaradood oo sida cutubyo ka tirsan ciidanka Haramcad ay degeen magaalada Beleddweyne xarunta...

Ciidamada Danab oo Sh/Hoose ku burburiyey gaari ay Al-Shabaab ku soo raareen qarax

0
War ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal ay ciidamada kumaandooska Danab ay ka fuliyeen deegaan u dhaw Tooratoorow lagu burburiyey...

Ururka Al-Shabaab oo sheegtay inay dileen Dhamme Cusmaan

0
Wararka aan ka heleyno gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya waxay sheegayaan in weerar ay dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ay duleedka magaalada...

Axmed Madoobe oo ka hadlay doorashada farriina u diray Farmaayo iyo Qoor Qoor

0
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka hadlay arrimaha doorashada iyo khilaafka ka taagan ayaa shaaciyey inuu diyaar u yahay in dalka...

Xasan Sheekh oo shaaciyay saddex qodob oo sabab u ah khilaafka doorashada

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaha khilaafka doorashooyinka , arrinta gobolka Gedo, isaga oo sidoo kale soo bandhigay Saddex...

Khasaare ka dhashay dagaal culus oo ka dhacay gobolka Bari

0
Ugu yaraan seddax ruux ayaa ku dhintay, in ka badan 10 kalena waa ku dhaawacmeen dagaal beeleed xoog leh oo maanta ka dhacay miyiga...

DFS oo ku dhawaaqday in cidna loo hakineyn doorashooyin lana qabanaayo

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan...

Qoor Qoor oo sheegay in uu jawaab ka waayay Madaxda Puntland & Jubbaland

0
Madaxweynaha Dowlad-gobleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa sheegay in howlihii dhex-dhexaadinta aheyd ee uu ka dhex waday Madaxda dowladda & dowlad goboleedyada Jubbaland...

Somaliland Oo War Kasoo Saartay Taliye Ka Tirsan Maamulkooda Oo Soo Gaaray Muqdisho

0
Iyadoo dhawanahaan ay soo baxayeen warar sheegaya in taliye ku xigeenkii ciidanka Dab damiska Somaliland uu kasoo degay Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa arrintaasi  war...

Heshiis Laga Gaaray Dagaalo Ka Dhacay Degaanno Hoostaga Degmada Cadale

0
Madaxweynaha Dowlada Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Husein ayaa caawa munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo gunaanadayay Shirka Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta Beelo...

XULASHADA