Saraakiil Ka Tirsan Maxkamadda Ciidamada Oo Gaaray Gobolka Gedo Iyo U Jeedka

0
Sasraakiil ka socda maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad ayaa safar shaqo ku tagay degmada Doolow ee gobalka gedo . Sarakiishaan oo...

Deni iyo Cali Guudlaawe oo Muqdisho u imaanaya ka qeyb galka shirka doorashooyinka

0
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay soo gaaraan madaxweyneyaasha maamul goboleedyada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen. Shirkan oo lagu...

Qarax lagu weeraray ciidamo ka tirsan Kenya

0
Ciidamo ka tirsan booliiska Kenya ayaa qarax maanta lagula eegtay deegaanka Banisa degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Warbaahinta maxaliga ee Kenya ayaa sheegaysa...

Kulamo horudhac u ah shirka doorashada oo ka socda Muqdisho

0
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda kulamo gaar gaar ah oo ay yeelanayaan madaxda ka qeyb galleysa shirka doorashada ee maalinta berri la filayo in...

Maamulka G.Banaadir oo ka hadlay geerida Guddoomiyihii Garasbaaley

0
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka tacsiyeey geerida guddoomiyihii deegaanka Garasbaaley Cabdiraxmaan Axmed Cali oo lagu dilay qarax lala beegsaday xilli uu ka soo baxay...

Taliska Booliska Oo Sheegay In Ay Baarayaan Kiiska Marxuumad Rumaan Cabduqaadir

0
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa sheegay inay baaritaan ku sameynayaan kiiska Marxuumad Rumaan Cabduqaadir Maxamuud oo ahayd 14 jir, kuna dhalatay magaalada Muqdisho, taasi oo...

Dowladda Soomaaliya Oo Isu Keentay Beelo Ku Dagaallamay Baladweyne

0
Kulan lagu xallinayo colaad beeleed ka dhacday gobolka Hiiraan ayaa hadda ka socda magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, waxaana garwadeen ka ah wafdi uu...

Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay golihiisa wasiirada

0
Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay Magaacabay xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada maamulkaasi. Sida ku cad liiska golaha wasiirada ee cusub waxaa...

Shir Laga yeeshay Amniga Gobolka Bari Oo Ka Dhacay Boosaaso.

0
kulan looga hadlaayey amniga guud ee gobolka bari ayaa maanta lagu qabtay magaalada Boosaaso kaas oo ay ka soo qeyb galeen taliyaasha dhanka amaanka...

Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta ?

0
Fadhigii 75aad ee golaha wasiirrada  Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi uuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Soomaaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil...

XULASHADA