RW Rooble oo magacaabay guddi baara cabashada waalidiin carruur ka maqan tahay

3

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi soo baara cabashada waalidiin Soomaaliyeed oo sheegay in aysan war iyo wacaal ka helin carruurtoodii oo ay sheegeen in tababar loogu diray dalka Eritrea.

Guddiga oo ka kooban shan xubnood ayaa waxaa guddoomiye u ah, wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga.

Hoos ka akhriso magacyada guddiga.