Erdogan Iyo Valadamir Putin Oo Ka Wada Hadlay Colaadda Falastiin Iyo Israa’iil

0
Mdaxtooyada Turkiga ayaa waxaa ay goor sheegtay inuu Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan uu Khadka Telefoonka kula xiriiray dhigiisa dalka Raashiya, Valadamir Putin. Labada Madaxweyne ayaa...

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada X.F.S oo fasaxday Shaqaalaha

0
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha u shaqeeya hay’adaha Dowladda Federaalka...

Ciidamada AMISOM oo waqtiga loo kordhiyay

0
Midowga Afrika ayaa sheegay in howlgalkooda Soomaaliya ee Amisom ay heli doonaan waqti kordhin loo sameeyo marka lagaaro 31-ka bisha Diseembar ee sanadkan, taasoo...

Farmaajo Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Madaxweynaha Dalka Burundi

0
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan Magaalada Kambaala ee Caasimadda dalka Uganda ayaa halkaas kulan kula qaatay...

Puntland oo xukun dil ah ku riday xubno ka tirsan Al-Shabaab

0
Maxkamadda Ciidamada Puntland ee magaalada Galkacyo, ayaa xukun dil ah ku ridday  shan xubnood oo lagu helay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab. Maxkamadda ayaa...

Mareykanka oo gantaalo digniin ah ku riday doon ay leedahay Iran

0
Pentagon ayaa sheegtay Markab ka mid ah kuwa ilaaliya badaha Mareykanka inuu gantaallo digniin ah uu ku riday doomo ay leedahay Iraan oo si...

Waare Oo Shaaciyay Wasaaraddo Xayiray Dhaqaale Beesha Caalamka Ugu Deeqday Fataahadaha

0
Madaxweynihii hore ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Wasaaraddo ka tirsan Xukuumadda xilgaarsiinta ku eedeeyay inay xayireen dhaqaale farabadan oo loogu tala-galay...

Puntland oo shaacisay jadwalka imtixaanka ah ee shahaadiga ee 202

0
Wasaaradda Waxbarashada Puntland, ayaa si rasmiya u shaacisay jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2021. Wasaaradda ayaa sheegtay, in maalin Sabti ah oo ku beegan...

Kenya oo hakisay duulimaadyadii ka tagi jiray Soomaaliya

0
Hay’adda duulista hawada Kenya ayaa hakisay dhammaan duulimaadyadii u dhexeyey Soomaaliya iyo Kenya, laga bilaabo maanta oo Talaado ah. Xayiraadda duulimaadyadan waxa keliya ka reeban...

Laftagareen oo Baydhaba ku qaabilay xubno ka socda wakiillada Beesha Caalamka

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta Madaxtooyadda KGS ee Baydhaba ku qaabilay wafidi ay hogaamineysey ku xigeenka koowaad ee wakiilka gaarka...

XULASHADA