Madaxweyne Lafta-gareen oo gaaray degmada Waajid.

21

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

Degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa muddo 10 sano ah waxaa god’oomiyey dagaalamayaasha Al-shabaab iyadoo dadka shacabka ah ee ku dhaqan gobolka ay dhibaato ku qabeen Al-shabaab.

Madaxweynaha ayaa kulamo kala duwan waxa uu la qaadan madaxda ugu sareysa maamulka degmada Waajid iyo kan gobolka.