Dagaal Culus Oo Hadda Ka Socda Qaybo Ka Mid Ah Magaalada Muqdisho

0
Dagaal ayaa hadda ka socda Agagaarka Mirinaayada iyo nawaaxiga Isgoyska Kalluunka, waxaana la maqlayaa dhawaqa rasaas culus oo la isku adeegsanayo. Dadka degaanka ayaa soo...

Wasiirka Ganacsiga oo la kulmay madaxa hay’adda Iskaashiga u qaabilsan Turkiga ee Soomaaliya

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxa hay’adda Iskaashiga u qaabilsan Turkiga ee...

Madaxda DFS oo galabta shacabka weydiisan doonaan taageero dhaqaale

0
Madaxweynaha y Maxamed Cabdullaahi Farmaajo , RW Maxamed Xuseen Rooble iyo wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa galabta lagu wadaa in ay la...

Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay dad masoomayaal ah

0
Ciidamada Booliska gobalka Bari ayaa Maanta Howlgalo ay ka sameeyeen Magaalada Bosaado waxaa ay ku soo bandhigeen maqaayado( Meherado) Lagu iibinayay cunooyin Bisil, Kadib...

DFS oo warqadaha aqoonsiga ka guddoontay safiirka cusub ee Itoobiya

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Itoobiya ee Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga,...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabad lagu dhaariyay guddiga madaxa banaan ee ladagaalanka...

0
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo goobjoog u ahaa Munaasabadda Dhaarinta Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka Musuqmaasuqa ayaa tilmaamay in...

DF oo guddi baara u magacawday qalalaasihii ka dhacay garoonka Muqdisho

0
Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa magacawday Guddi soo baara shaqaaqadii Khamiistii ka dhacday Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Shaqaalo ka tirsan hay’adda socdaalka iyo ciidamada NISA...

Tallaalkii ugu horeeyay ee Malaariyada oo ka gudbay shuruudaha WHO

0
Tijaabada tallaalka cusub ee duumada ayaa natiijadiisa horudhaca ah ay 77% muujineysaa waxtar uu carruurta u leeyahay, taas oo khuburada caafimaadku ay rajeynayaan inay...

Jaha-wareer ka dhashay lacago lagu lunsaday Turkiga

0
Shirkad labaad oo ka shaqeysa lacagaha dhanka online-ka ee loo yaqaan cryptocurrency ayaa joojisay ganacsigeeda gudaha Turkiga, kadib markii uu dhulka galay suuqa ay...

Dowladda Somalia Oo Kasoo Horjeeysatay Go’aano Kasoo Baxay Midowga Afrika

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay qaar kamid ah Go’aamadii kasoo baxay Shirkii maalmo kahor Golaha Amniga iyo nabada ee Midowga Afrika...

XULASHADA