Hoos ka Dhageyso Barnaamijka Beeraha,Qeybta 6aad ee Nafaqada Wanaagsan

35

Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka Beeraha oo aan ku eegi doono Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada oo ay idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Isniin ah saacaduna waa 7,30 am,taariikhduna ay ku began tahay 21/06/2021 Barnaamijkani oo ah kii 6aaad ee Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.