Madaxweyne lafta gareen oo ku baaqay in laga shaqeeyo midnimada umada

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa maanta ka qeybgalay Xiritaanka Shirka Wadatashiga Beesha Mudulood oo Mudo Afar maalin ah...

Madaxweyne Qoor Qoor oo kulamo ka bilaabay Turkiga.

0
Madaxweynaha maamulka  Galmudug Axmed Cabdi Kaarie (Qoor Qoor) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Wafdiga...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay koofur afrika

0
Xubno ka tirsan Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan Waddanka Koofur Afrika ayaa laga soo xigtay in gudaha Dalkaasi lagu dilay muwaaddin Soomaaliyeed oo halkaasi...

Markab cilad ku qabsatay Dekada Boosaaso

0
Dekedda Magaalada Boosaaso waxaa saaka oo Khamiis ah la filayaa in uu dib ugu soo xirto Markab Xamuul ah oo Shalay ciid ku qabsatay...

DFS oo sheegtay in sanadka soo socda ay soo gabagabeynayaan bixinta qandaraasyada shidaalka.

0
Dowladda federalka Soomaaliya ayaa  lagu wadaa inay ku dhawaaqdo shirkaddaha ku guuleystey Ruqsad siinta qandaraasyada shidaalka iyo gaaska markii ugu horaysay horaanta sanadka soo...

Turkiga oo markii ugu horeysay ka hadlay in ciidamo Soomaaliyeed la geynayo Libya

0
Safiirka dowladda Turkiga ee Sooomaaliya Mehmet Yilmaz oo wareysi siiyey wakaaladda wararka Anadolu Agency, ayaa markii ugu horeysay ka hadalay warar sheegayey in ciidamo...

Xildhibaanada BF ee gobollada waqooyi oo cambaareyn u jeediyey xukuumadda Somaliland

0
-Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo ay deegaan doorashadoodu tahay gobollada Sool, Sanaag iyo Awdal ee waqooyiga Soomaaliya ayaa waxay...

Maxay ka wadahadleen madaxweyne Waare iyo wasiirradii uu la kulmay?

0
-Madaxweynaha maamulka Hir-shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kula Kulmay qaar ka mid ah wasiirrada dowladda federaalka ku metela Hir-shabeelle, iyagoo ka wadahadlay...

QM oo ka hadashay geerida Drs. Xaawa Cabdi

0
Qaramada Midoobey ayaa waxa ay ka hadashay geeridii maanta ku timid Allaha u naxariistee Drs. Xaawa Cabdi Dhiblaawe. War ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobey...

Khasaaraha dhimasho iyo dhaawaca oo sii kordhay dalka Lubnaan

0
-Waxaa sii kordhay tirada dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay qarax xalay fiidnimadii ka dhacay magaalada caasimada ah ee Bayruut ee dalka Lubnaan. Dhimashada ayaa gaartay...

XULASHADA