Taliyaha Ciidanka Booliska oo maanta magacaabay Taliyaal ciidan
Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa talyeyaal cusub u soo magacaabey Saldhigyada Booliiska ee degmooyinka Dhuusamareeb iyo Matabaan.
Wareegto uu soo saaray talyaha lagy magacaabay Gaashaanle Maxamed...
Wararkii u dambeeyay ee duqeymaha Israel ee Qasa
Diyaaradaha dagaalka Yahuuda ayaa maanta mar kale duqeyn xoog leh ka gaystay marinka Qasa ee dhulka Falastiin.
Milityga Israel waxaa uu sheegay inay maanta bartilmaameysteen...
Abiy oo sheegay in dalkiisa ay fara galin ku hayaan quwado shisheeye
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa sheegay inaanu oggolaan doonin in dibu dhacyada doorashada guud ku yimid loo isticmaalo ajandayaal kale, sida ay sheegtay...
Shiikh Shariif, Xasan Shiikh iyo siyaasiyiin kale oo kulan yeeshay
Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud iyo Sharif Sheikh Ahmed oo ay wehliyaan xildhibaan Farah Sheikh Abdulkadir iyo xildhibaan Hon. Mohamed Abukar Islow...
Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika
Ganacasade Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Cabduqaadir Cumar Billeey ayaa dabley hubeysan maanta ku dileen xaafadda Bellville ee ka tirsan magaalada Cape Town ee...
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Bad qeybka Cuntada
Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Bad qeybka Cuntada oo ay idiin soo saartey Hay'ada Cuntada iyo Beeraha ee FAO oo Taageero ka helaysa Midowga Yurub,Safaarada...
Guddiga Qaban-Qaabada Shirka Madaxda DF Iyo M/Goboleedyada Oo Kulan Yeeshay
Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa soo gaaray Guddi wakiilo ah oo ka kala socda dowlad Goboleedyada dalka, kuwaasi oo isla Maanta oo Axad ah...
Musharaxiinta Oo Shaki Geliyay Dhex-Dhexaadnimada Ra’iisul Wasaare Rooble
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa walaac ka muujiyay dhex-dhexaadnimada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ee Arrimaha doorashooyinka dalka ee uu khilaafka ka taagan...
Go’aan Laga Soo Saaray Shir Looga Hadlay Amniga Magaalada Muqdisho
Kulan looga hadlayay dardar-gilinta Amniga Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa Maanta ka dhacay Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar, kaasi oo ay Shir guddoominayeen...
Telefishinka Al-Jazeera oo war ka soo saaray duqayntii loo gaystay xaruntoodii Gaza
Telefishinka Al Jazeera ayaa cambaareeyay gantaallo ay Israa’iil la beegsatay dhismaha Gaza oo xarun u ahaa warbaahinta Al Jazeera iyo wakaaladda wararka ee AP.
Bayaan...


















