Somaliland oo mamnuucday bandhig faneedyada la qabto maalmaha ciidda

0
Xukuumadda Somaliland ayaa mamnuucday in dhammaan degaannada Somaliland wax bandhig-faneed ah lagu qabto maalmaha Ciidda Carrafo. Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdullaahi...

DDS oo maanta aan laga oogin Salaada Ciidda Carafo

0
Dawlad Deegaanka Soomaalida ayaan maanta fagaare looga tukan Saaladda Ciidda Carafo oo maanta ay ahayd maalintii 1aad, balse waxaa jiray misaajidada qaar oo laga...

DFS oo shaacisay xilliga ay furmayaan goobaha waxbarashada iyo duulimaadyada dalka

0
-Wasiirka Wafaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in iyadoo la khafiifinayo xayiradaaha dalka ee loo hakiyay xakameynta cudurka safmarka ee covid-19, dib...

Taliska Booliiska magaalada Baydhabo oo baaq u diray shacabka magaaladaasi

0
Taliska Ciidamada Booliiska magaalada Baydhaba ayaa baaq u diray dadka shacabka ah ee ku nool magaalada Baydhaba. Taliyaha Saldhigga Ciidamada Booliiska ee magaalada Baydhaba Korneyl...

Maamulka Koofur Galbeed oo soo saaray amaro la xiriira Ciida Carafo.

0
Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha, Diinta iyo Awqaafta oo ay wehliyaan maamulka Gobolka Baay, Maamulka Degmada Baydhabo iyo laamaha amniga ayaa amar kasoo saaray xoolaha la...

Taliye Khaliif Cabdulle Maalin oo walaac ka muujiyay amni darada ka jirta degmada Kaaraan

0
Taliyaha Booliska qeybta bari, Gaashaanle Dhexe Khaliif Cabdulle Maalin oo xalay ka qeyb galay kulan looga hadlayay amniga, kaasi oo lagu qabtay degmada  Kaaraan...

Somaliland oo Turkiga kala hadleysa sababta meesha laga saaray ergaygii Turkiga u qaabilsanaa wadahalada...

0
-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliland  Muuse Biixi Cabdi uu  Wasiirkiisa Arrimaha Dibedda Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) u diray dalka Turkiga. Wasiir...

DFS oo Muqdisho ka furtay xarun cusub oo lagu karantiilayo dadka qaba Covid 19

0
Ku simaha xilka R/Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed( khadar) ayaa maanta waxaa uu xariga ka jaray qeyb cusub oo lagu karantiili doono dadka...

Golaha wasiirrada oo ansixiyey guddiga farsamada DF iyo D/goboleedyada ee doorashada

0
Kulankii maanta ee golaha wasiirrada Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay xubnaha guddiga farsamada heer federaal iyo heer dawlad goboleed ee ka baaraan degaya talooyinka la...

Barakacayaal ku nool degmada Baardheere ee gobalka Gedo oo ka cabanaya xaalad nolol xumo...

0
Qoysaskani Barakacayaasha ah oo tiradoodu ay gaareyso ilaa 175 qoys ayaa u badan qoysas haysta caruur aad u yar,haween iyo dad kale oo waayeelo...

XULASHADA