Baarlamaanka Puntland Oo Aqbalay Codsi Uga Yimid Madaxweyne Saciid Deni
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland , Cabdiirashid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Ismaaciil Maxamed Warsame...
Maamulka K/galbeed oo ka digtay in si qasab ah loo barakiciyo dadka barakacayaasha ah.
Guddoomiyaha magaalada Baydhabo Xasan Macalin Axmed Biikole, oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu si kulul ugu hadlay dadka barakacayaasha ee sida qasabka ah...
AL-shabaab oo toogasho ku fuliyey dad ay ku eedeeyeen iney la shaqeynaayeen Sirdoonka Maraykanka
Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa sheegtay, in degmada Saakow ee Gobolka Jubada dhexe ay ku toogteen lix ruux oo ku eedaysnaa basaasnimo sida ay sheegeen.
War ka...
Booliska Germany oo baaris ku wada wiilkii Soomaliga ahaa ee dilka ka geystay dalkaas
Booliska dalka Germany ayaa si weyn ugu mashquulsan inay ogaadan waxa ku qasbay wiil Soo galooti Soomaali ah oo 3 maalin ka hor dil...
QM oo sheegtay in kumanaan qof lagu barakiciyay dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Wisil.
Xafiiska Qaramada Midoobay arrimaha bani’ aadanimada ee OCHA ayaa warbixin kooban ka soo saaray dagaalkii ka dhacay qeybo ka mid ah deegaanka Wisil ee...
R/wasaare Rooble oo Cali Guudlaawe ka qanciyay tabashadii uu ka qabay shirka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa ka raalli...
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Bad qeybka Cuntada.
Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Bad qeybka Cuntada oo ay idiin soo saartey Hay’ada Cuntada iyo Beeraha ee FAO oo Taageero ka helaysa Midowga Yurub,Safaarada...
Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Ansixiyey Xeer Muhiim
Xildhibaanada Golaha Wakiillada dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ku yeeshay kulankii 7-aad ee Kalfadhiga 48-aad ee Golaha oo...
Maxkamad ciidamada Puntland oo toogasho ku fulisay 21 Shabaab ah
Dowlad gobolleedka Puntland, ayaa maanta Gaalkacyo ku toogatay 18 xubnood, oo lagu helay in ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab.
Maxkamadda ciidamada Puntland, ayaa hore...
Galmudug oo faah-faahin ka bixiyay dagaalkii ka dhacay Wisil
Taliye ku xigeenka ciidanka booliska gobolka Mudug ee Galmudug Gaashaanle Maxamed Mire Maxamuud oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in ay iska difaaceen...


















