Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo laga helay Coronavirus
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Seylici ayaa laga helay xanuunka Coronavirus, isagoo saddexdii cisho ee la soo dhaafay la tacaalayay cudurka.
Qoraal uu bartiisa twiitter-ka...
Ciidamada Jubbaland oo qabtay lacago been-abuur ah iyo maandooriye
Ciidamada Ammaanka Jubbaland ayaa maanta howlgallo ay sameeyeen sheegay in ay gacanta qabteen lacago been abuur ah iyo waxyaabo maanka dooriya oo la doonayay...
Maxay ku saabsaneyd Khudbada uu ka horjeediyay ICJ ra’iisul wasaare ku xigeenka?
Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madasha dhagaysiga dacwada badda.
Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa...
Dhageysiga dacwada Badda oo socoto iyo Mahdi Guuleed oo hadlay
Dhagaysigii maxkamadda caalamiga ah (ICJ) ee dacwaddii badda ee u dhaxaysay Kenya iyo Soomaaliya ayaa ka bilaabantay magaalada The Hague ee dalka Netherlands
Maxkamadda waxaa...
Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay doomo kalluumaysi
Ciidamada ilaalada xeebaha ee maamula Puntland ayaa hawlgallo qorsheysan oo Badda ah ka fuliyey xeebaha Qaw, Ceelaayo, Durduri, Raasi Gacan iyo degmada Laasqoray oo...
Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay degmada Mahadaay
Wararka aan ka heleyno Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in xaalada degmadaas caawa tahay mid degan,kadib markii Al-shabaab ay...
Wasaaradda Awqaafta oo soo saartay amarro la xiriira Covid-19
Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiiru dowlaha Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayay ka hortagga karoona fayrus kula qaatay masjidka...
Maxay ka wada hadleen Axmed Madoobe iyo Wakiilka Midowga Afrika?
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmey Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira.
Labada mas’uul ayaa yeeshay kulan...
Taariikh nololeedka madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi
Allaha u naxariistee Cali Mahdi Maxamed oo soo noqday Madaxwaynihii afarad ee Somalia burburkii kadib ayaa ku geeriyooday Nairobi.Taariikh nololeedkii Madaxweyne Cali Mahdi Alle...
Midowga Musharaxiinta oo war ka soo saaray Shirka Muqdisho
Golaha midawga musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa soo dhoweeyay shirka madaxda dowladda federaalka, kuwa dowlad gobleedyada iyo gobolka Banaadir ee la filayo in uu ka...











