Norway Oo Soomaaliya Ka Caawinaysa Dhaqaalaha Doorashooyinka
Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle, ayaa maanta la kulmay safiirka Dawladda Norway ee Soomaaliya Elin Rognlie, waxayna ka wada...
Puntland oo ciidamo hor-leh gaysay gobolka Sanaag
Dowlad gobolleedka Puntland ayaa maanta ciidamo booliis ah oo hor-leh geysay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.
Afhayeenka madaxtooyadda Puntland, Jaamac Dabaraani ayaa sheegay in ‘ciidaman...
Ra’iisul wasaaraha Suudaan oo ka digay dagaal sokeeye oo ka dhaca dalkaasi
Ra’isul Wasaaraha Sudan ayaa taladaadii ka digay halista fowdo iyo dagaal sokeeyee oo uu sheeegay inay abaabulayaan ‘kuwa daacad u ah maamulkii hore’ isagoo...
Ciidamo U Diyaar Garoobaya La-Dagaalanka Al-Shabaab Oo Tababar Loo Xiray
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa tababar u soo xirey Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan qeybta...
MW Qoorqoor oo la kulmay wefdi sare oo ka socday QM
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kulan la qaatay wefdi sare oo ka socday Qaramada Midoobay, kuwaasi uu hogaaminayey Ergayga gaarka ah ee...
Xuseen Carab “MW Farmaajo faragelin ayuu ku hayaa magacaabista guddiyada Waqooyi”
Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka Federaalka iyo wasiiro ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uu faragelin ku wado magacaabista guddiga doorashooyin qeybta gobollada...
Madaxweynaha Hirshabelle oo kulan la qaatay Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Safiirka Dowlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi.
Kulankaan ayaa looga...
Deni oo ku baaqay in la ilaaliyo heshiiskii dhawaan laga gaaray doorashada Soomaaliya
Madaxwenaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid cabdullaahi Deni ayaa sheegay in dadaalo uu sameeyay ay sababtay in heshiis siyaasadeed ay madaxda dowladda & dowlad Goboleedyada...
Bulshada Rayidka Oo Dalab La Xiriira Carruurta Maqan U Diray RW Rooble
Urrurada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay tallaabada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Rooble uu Guddi xaqiiq raadi ah ugu magacaabay Cabashada ay qabaan waalidiinta...
RW Rooble oo kulan la qaatay safiirka Qatar.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Xamza oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal, habsami...

















