HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA QEYBTA LIXAAD
Title: Barnaamijka Beeraha ee Todobaadkan,mowduuca waa Barashada habka wanaagsan ee isticmaalka Barwaaqeeyaha
Qaybta lixaad waxay la socotaa barnaamijki hore, waxaanan ku eegaynaa isticmaalka barwaaqeeyaha...
HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA QEYBTA LIXAAD
Title: Barnaamijka Beeraha ee Todobaadkan,mowduuca waa Barashada habka wanaagsan ee isticmaalka Barwaaqeeyaha
Qaybta lixaad waxay la socotaa barnaamijki hore, waxaanan ku eegaynaa isticmaalka barwaaqeeyaha...
Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Baydhabo
Qaraxa oo geystay khasaaro kala duwan, isla markaana jugtiisa laga maqlay Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa uu...
Dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo & khasaaro ka dhashay
Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad goboleedka Jubbaland iyo Xubno kamid ah dagaalamayaasha Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degaan...
Booliska Beledweyne oo faah faahiyay sababta ay u joojiyeen banaanbaxa
Maanta barqadii ayaa Ciidamo ka tirsan booliska Magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan waxaa ay joojiyeen banaanbax looga soo horjeeday dhismaha Maamulka Hir-Shabeelle.
Taliska Booliska...
Puntland oo soo gudbisay guddiyada doorashooyinka ee Federaalka
Madaxtooyada maamulka Puntland, ayaa si rasmiya u soo gudbisay liiska afar xubnood oo Puntland ku matalaya Guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka.
Labada...
R/Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Uganda
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka magacaaban, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo Marwada kowaad ee Dalka Marwo Seynab Cabdi Macalin ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha...
Dagaal Muqdisho ku dhex maray Ciidamo ka wada tirsan DFS
Warar na soo gaaraya ayaa sheegaya in Ciidamo ka wada tirsan dawladda Soomaaliya ay ku dagaalameen maanta magaalada Muqdisho.
Dagaalkan maanta ayaa waxa uu si...
Suxufiyiinta ku nool Jowhar oo cambaareeyay xariga Weriye Cabdullaahi Kulmiye
Suxufiyiina ka hawlgala gobolka Shabeellada Dhexe gaar ahaan magaalada Jowhar, ayaa waxa ay ka hadleen xariga loo gaystay Weriye Cabdullaahi Kulmiye Caddow.
Suxufiyiinta ayaa tilmaamay...
Qaramada Midoobey oo shaacisay tirada dadkii ku barakacay Fatahaadihii dalka ka dhacay bilihii u...
Warbixin ay soo saartay hey’adda Arimaha Gargaarka Qaramada Midoobay ee OCHA ayaa lagu sheegay in afartii billood ee ugu dambeysay ay fatahaadaha iyo daadadka jira ay...