Lafta-gareen oo ka hadlay dhibaatada haysata Soomaaliya
Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu ka hadlay dhibaatada xiligan haysta Soomaaliya, islamarkaana ay...
Madaxda soomaalida ee gaaray heshiiska doorashooyinka oo loogu baaqay iney qabtaan doorasho loo dhan...
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa ugu baaqay madaxda dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah dowladda dhexe inay sida ugu deg degta...
Ciiddanka Talyaaniga Oo Lagu Amray Inay Ka Baxaan Saldhig Laga Taageeri Jirey Hawlgallada Somalia
Ciiddanka Talyaaniga ee ku sugan Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Al-Minhad ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa lagu amray inay dalkaasi kaga baxaan ugu dambayn maalinta...
Booliska kenya oo baaraya 6 qof oo calanka Soomaaliya ka taagay xeebta Mombasa.
Booliska Magaalada Mombasa ayaa bilaabay baaritaanka lix qof oo ay sheegeen in ay calanka Soomaaliya ka taageen xeebta Mombasa ayna dabaal deg ka sameenayeen,...
Al-shabaab oo duqeyn ku dilay askar ka tirsan ciidamada AMISOM.
Wararka ka imaanaya gobolka shabeellada dhexe ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-shaabab ay ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee burundi madaafiic ay ku garaaceen...
Maraykanka oo codsaday in la joojiyo dagaalka ka socda Itoobiya
War kasoo baxay waaxda arrimaha dibbadda Maraykanka ayaa ugu baaqay dawlada iyo kooxda hubeysan ee TPLF oo ku dagaalamaya waqooyiga dalka Itoobiya.
Afhayeen u hadlay...
Turkiga oo qeyb-galaya howl-gallada ka dhanka ah Al-Shabaab
Dowladda Turkiga ayaa ku dhowaaqday in ciidamadeeda ay si rasmi ah uga qeyb-qaadan doonaan howlgallada ka dhanka ah waxa lagu yeero ‘Argagexisada’.
Wargeyska Daily Sabah...
Koox hubeysan oo Imaam Masjid iyo walaalkiis ku dilay Baydhabo
Wararka ka imaanayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa soo warinaya in koox hubeysan ay xalay toogasho ku dishay Imaam Masjid iyo walaalkiis.
Macalim...
RW Rooble oo tababar u furay guddiyada doorashooyinka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka Dalka heer federal iyo heer dawlad goboleed.
Tababarkaan oo daba socoda...
RW Rooble oo guddi dib-u-heshiisiin ah u magacaabay G.Gedo
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaacaabay Guddiga dib-u-heshiisiinta Gobolka Geddo, kuwaa oo aysan ku jirin Jubbaland.
Guddiga ayaa la faray inay dedejiyaan arrimaha...


















