Hoos ka dhageyso Barnaamijka Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Bad qeybka Cuntada.
Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Bad qeybka Cuntada oo ay idiin soo saartey Hay’ada Cuntada iyo Beeraha ee FAO oo Taageero ka helaysa Midowga Yurub,Safaarada...
Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Ansixiyey Xeer Muhiim
Xildhibaanada Golaha Wakiillada dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ku yeeshay kulankii 7-aad ee Kalfadhiga 48-aad ee Golaha oo...
Maxkamad ciidamada Puntland oo toogasho ku fulisay 21 Shabaab ah
Dowlad gobolleedka Puntland, ayaa maanta Gaalkacyo ku toogatay 18 xubnood, oo lagu helay in ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab.
Maxkamadda ciidamada Puntland, ayaa hore...
Galmudug oo faah-faahin ka bixiyay dagaalkii ka dhacay Wisil
Taliye ku xigeenka ciidanka booliska gobolka Mudug ee Galmudug Gaashaanle Maxamed Mire Maxamuud oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in ay iska difaaceen...
Cabdi Xaashi iyo Axmed Madoobe oo ka wadahadlay doorashooyinka
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu la kulmay Gudoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi...
Kenya oo sheegtay in dad loo qabtay afduubka loo geysto Soomaalida ku nool Nairobi
Baarayaasha Kenya ayaa soo xiray labo eedeysane oo lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen afduubkii iyo jirdilkii bishan horraanteeda loo geystay Xafsa Maxamed Luqmaan.
Jackson Njogu,...
Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray dowladda shacabka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka iyo dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti u diray hambalyo ku aaddan sannad guurada 44-aad ee ka...
Maraykanka iyo Faransiiska oo u digay Iran
Dowladaha Faransiiska iyo Mareykanka ayaa Iran uga digay in wakhtigu gaagaabsi ku dhow yahay si loogu laabton hishiiska Nukliyeerka, iyaga oo wal-wal ka muujiyay...
Madaxweynaha Galmudug oo ka soo degay Muqdisho
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “Qoor Qoor” iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo madax iyo mas’uuliyiin...
Muuse Biixi ” Soomaaliya, iska daa doorasho’e waxa loogu taag la’yahay kolba shir ay...
Madaxweynaha soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo jeedinayay khudbad ku aaddan 26 juun ayaa sheegay in meel ka dhac weyn ay ku tahay dadka soomaaliland...


















