Farmaajo oo ku dhawaaqay sii haya xilka Ra’iisul Wasaaraha kana hadlay doorashooyinka

0
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto Madaxweyne ugu igmaday Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ahaa Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Gudoomiye degmo oo Muqdisho lagu jirdilay

0
Ilaaladda Aqalka dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa jirdilay u geystay Gudoomiyaha degmada Wartanabada Saynab Maxamuud Warsame Sidda Risaala ay u xaqiijiyeen xubno ka mid...

Midowga Afrika oo War kasoo saaray hanaanka doorashooyinka Soomaaliya

0
Qoraal kasoo baxay Xubnaha Ururka Midowga Afrika ee taageera Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay qodobadii kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada...

Madaxweyne Deni oo Gaalkacyo lagu soo dhaweeyay

0
Madaxweynaha maamulka Puntland oo Socdaal dhulka ah kaga soo baxay Magaalada Dhuusamareeb ayaa Galabta dib ugu soo laabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Madaxweyne...

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Cadaado+SAWIRRO

0
Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo safar dhulka ah oo ay saaka kaga amba-baxay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa gaaray magaalada Cadaado ee gobolka...

Kenya Oo Ka Hadashay Diyaaradii Ku Burburtay Garoonka Baladweyne

0
Safiirka Kenya ee Soomaaliya ayaa ka hadlay diyaaradii 14-kii bishaan July ku burburtay Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne, kadib markii uu Safiirka...

Wasiir Islow” Waa maalin mugdi ah”

0
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaalle ayaa si adag u diiday in xilka laga qaaday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Xukuumaddiisa. Waxaa uu sheegay...

Guddoonka Golaha Shacabka oo Madaxweye Farmaajo ka dalbaday Magacaabista Ra’iisul Wasaare cusub

0
Gudoomiyaha Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka dalbaday soo Magacaabista Ra’iisul Wasaare Cusub. Waxaa uu sheegay...

Farmaajo oo aqbalay xilka qaadista Ra’iisul Wasaare Kheyre

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa aqbalay go’aanka  Xildhibaanada Golaha Shacabka ay kalsoonida uga laabteen Ra’iisul Wasaare Kheyre. “Kala fogaanshaha Xukuumadda...

Kheyre oo kusoo jeedda Muqdisho

0
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaarihii dalka oo baarlamaanka Soomaaliya uu sheegay  uu kalsoonida kala laabtay ayaa goordhow kusoo ambaxay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Kheyre...

XULASHADA