Maamulka G/Banaadir oo amray in laba Isbitaal lagu soo wareejiyo

0
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku amray Maamullada isbitaalada kala ah: Jaziira iyo Yardameeli in ay ku soo wareejiyaan xarruumahaasi. Wareegto ka soo baxday xafiiska Duqa...

MW Farmaajo iyo RW Rooble oo shir ugu Furmay Madaxtooyada.

0
Warar soo baxaya ay heshay KNN ayaa sheegaya iney Madaxtooyada Somaaliya ka socdaan kulamo lagu doonayo in lagu dhex dhexaadiyo Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal...

Jarmalka oo qabtay rag weeraro ka fulin rabay dalkaasi

0
Booliiska dalka Jarmalka ayaa gacanta ku dhigay afar ruux oo  eedeysan in ay weeraro ka fulin rabeen magaalada Sunagog ee dalkaasi. Saraakiisha booliiska ayaa sheegay...

RW Rooble oo ku wajahan dalka Qatar.

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta la filayaa in ay gaaraan dalka Qatar, kaddib markii uu Martiqaad rasmi...

Madaxweynaha Somaliland oo si kulul uga jawaabay hadalkii Maamulka Puntland

0
Kadib markii todobaadkaan gudhihiisa Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland ay dalbadeen in Somaliland lagu daro liiska waxa loogu yeero Argagaxisad ayaa waxaa warkaas...

Sagaal jabhadood oo isku baheystay inay ridaan dowladda Abiy Axmed

0
Sagaal kooxood oo dowladda Itoobiya ka dhan ah ayna ku jirto kooxda TPLF ayaa isku raacay inay sameystaan isbahaysi ka dhan ah maamulka Ra’iisul...

Dowladda Jabuuti oo kasoo horjeesatay War kasoo yeeray Mareykanka

0
Dowladda Jabuuti ayaa maanta sheegtay in dhulkeeda aan loo adeegsan doonin farogelin dagaal oo lagu sameeyo dalalka deriska la ah. Hadalkan ayaa yimid kadib markii...

Golaha Ammaanka ee QM oo Maanta kulan kayeelan doona arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.

0
Wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee QM , James Swan iyo madaxa AMISOM, Danjire Francisco Madeira ayaa warbixin looga dhageysan doonaa kulanka Golaha...

Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad loo dhaariyey Madaxweynaha Jabuuti

0
Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta markii shanaad loo dhaariyey sidoo kalena loo caleemo saaray xilka madaxtinimada dalka Jabuuti. Madaxweyne ayaa ku guuleystay doorashadii dalkaas ka...

Abiy Ahmed oo digniin u diray kooxda TPLF

0
Ra’isal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa marki ugu horreysay ka hadlay magaalooyinka Alamata iyo Koram ee ay dib u qabsadeen xoogagga TPLF, wuxuuna sheegay...

XULASHADA