Askar illaalinayay xaduuda Afghanistan oo isku soo dhiibay Ciidamada Pakistan.

0
Kabul: illaa 46 askari oo ka tirsanaa illaaladii xaduudaha dalka Afghanistan ayaa isku dhiibay dowladda ay dariska yihiin ee Pakistan kadib dagaal ka dhacay...

Galmudug oo ka hadashay dad shacab ah oo lagu dilay Mudug.

0
Dowladd Goboleedka Galmudug ayaa ka hadashay labo qof oo rayid ahaa, kuwaas oo koox hubeysan ay ku dileen galbeedka Gobolka Mudug. Wasiirka Amniga dowladd Goboleedka...

R/Wasaare Rooble oo soo dhaweeyay liiska Xubnaha aqalka Sare ay soo gudbisay Jubbland.

0
War qoraal ah oo ka soo baxay R/wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay liiska musharixiinta ee uu soo gudbiyay madaxweynaha...

Shir looga hadlay amniga doorashooyinka oo ka dhacay Galmudug.

0
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka galmudug Cali Daahir Ciid oo shir gudoomiyay shirka amniga doorashooyinka Galmudug ayaa looga hadlay sugida amniga doorashooyinka dhawan ka dhici...

Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Shirweyne Ka Daah-Furay Garoowe

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Daah-furay shirweynaha horumarinta waxbarashada Puntland oo socon doona muddo saddex maalmood ah. Madaxweyne Deni ayaa waxaa...

Dowladda Soomaaliya oo guddi u saartay kiiska Ikraan Tahliil.

0
Dowladda Soomaaliya ayaa magacaawday guddi loo xil saaray inay soo baaraan kiiska Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd hay’adda Nabad sugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA,...

R/Wasaare Rooble iyo wafdi hogaaminayo oo gaaray London.

0
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada London ee dalka Ingiriiska, Ra”iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa halkaasi...

Xilliga la qabanayo Ciyaarta Finalka ee Horyaalka Soomaaliya oo la shaacisay.

0
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar Kulan kula qatay Taliska...

Axmed Madoobe oo gudbiyay liiska musharixiinta u tartamaya Aqalka sare ee Baarlamaanka.

0
Guddigga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Gobaleed ee Jubbaland oo si rasmi ah u shaaciyay qaar kamid ah liiska xubnaha ku tartami doona...

Dowladd deegaanka Soomaalida oo ka hadashay dagaalka ka socda Itoobiya

0
War-saxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Islaamulka Soomaalida ee Ethiopia ayaa lagu sheegay in maamulka Cafarta ee dalka Ethiopia uu ka dambeeyey dil loo geystay...

XULASHADA