Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed  Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta waxa uu dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib safar uu ugu...

Farmaajo Oo Hambalyo U Diray Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed

0
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ugu hambalyeeyay guushii uu Xisbigiisa ka gaaray doorashadii ka dhacday dalkaas. Madaxweyne...

Taliyaha ciidanka xoogga oo gaaray Buulo-burde

0
Taliyaha Ciidanka Xoga dalka Genaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta gaaray dagmada Buulo-burde. Waxaa garoonka ku soo dhaweeyay Taliye Odowaa Taliyaha Qeybta 27 General Axmed...

Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeeray odayaal dhaqameed ku...

0
Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa markii u horraysay ka jawaabay hadal ka soo yeeray qaar kamid ah Odayaasha dhaqan magaallada Muqdisho,...

R/wasaare Rooble oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho

0
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Muqdisho dib ugu soo laabtay ka dib socdaal 4 cisho qaatay oo uu ku tagay magaalooyinka Kismaayo iyo...

Guddiga doorashada Koofur galbeed oo maanta gaaray Baydhabo

0
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay gaareen Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Xubnaha guddiga oo ka kooban 11...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday Xerooyin Ciidan

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho uu ugu kuur-geliyey baahiyaha ciidanka ku tagey xerada Ciidanka Xoogga dalka kaga sugan yihiin...

Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Rooble Oo Gaaray Magaalada Garbahaarey

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goor dhow gaaray Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ee...

Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle oo gaaray Buullo-barde

0
Wafdigan uu hoggaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka HirShabeelle Yuusuf Axmed Hagar ( Dabageed) uuna qeyb ka yahay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, ayaa...

Al-shabaab oo gubay gaadiid dhuxul u soo waday Muqdisho.

0
Wararka ka imaanaya duleedka degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in ku dhawaad saddex gaari oo nooca dhuxusha qaada ah lagu gubay...

XULASHADA