Midowga Yurub oo Uganda ugu hanjabay Cune-qabateyn
Dowladda Uganda ayaa waxaa ay wajahaysa Cunaqabateyn dhinaca dhaqaalaha, kadib markii lagu eedeyey in ay ciidamada dalkaasi sameeyeen xad gudub ku aadan Doorashooyinkii dhawaan...
Guddoomiye Cusub oo loo magacaabay degmada Hodan
Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish ayaa waxaa Cabdifitaax Ciise loogu magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir.
Cabdifitaax...
RW Rooble oo Hay’addaha amniga faray in la furo wadada Dabka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa laamaha amniga ku amray in ay furaan wadada Dabka ee magaalada Muqdisho, taasi oo habeenkii...
Kulanka faafinta siyaasada waxbarashada dugsiyada gaarka ah oo Jowhar ka furmay
Kulankaan ayaa waxaa u jeedkiisa uu ahaa in lagu faafinayo siyaasada waxbarashada dugsiyada gaarka ah ayaa manta ka dhacay caasimada Hirshabelle ee magaalada Jowhar...
Rooble Oo Raalli-Gelin Ugu Tegay Imaamka Muddulood Maxamed Yuusuf
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Goordhow hoygiisa ku booqday Imaamka Beesha Muddulood Imaam Maxamed Yuusuf.
Ra’iisul Wasaare Rooble...
Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Oo Farriin U Diray Beesha Caalamka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Beesha Caalamka ugu baaqay inay qeyb noqdaan xalinta muranka iyo iska marin waaga...
Musharixiinta Mucaaradka oo ku dhowaaqay banaanbax ka dhan ah MW Farmaajo
Mucaaradka Soomaaliya ayaa ku dhowaaqay in Jimcaha nagu soo aadan ay Muqdisho ku qaban doonaan isu soo baxyo ka dhan ah dowladda.
Madaxweynihii hore ee...
R/wasaare Rooble magacaabay guddi farsamo oo ka shaqeeya qabanqaabada Shirka golaha wadatashiga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dowlad Goboleedyada iyo...
Madaxweyne Guudlaawe oo shir la qaatay golaha wasiirada Hirshabelle
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada Dowladda Hirshabeelle.
Madaxweynaha ayaa Shirka Golaha Xukuumada warbixin uga dhageystay Wasiirada...
QM oo ka dayrinaysa macaluul soo food saartay caruurta Yemen
Wargeysyada ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa saaka boggagooga hore ku daabaca warar tibaaxaya in kumanaan caruura oo Yemeniyiin ah ay soo food saartay...