Tobonaan carruur ah oo lagu dhaawacay weerar ka dhacay Shiinaha

9

Ugu yaraan 18 ruux ayaa lagu dhaawacay weerar tooreey loo adeegsaday oo ka dhacay iskuulka xanaanada ee magaalada Bayliyo ee Koofurta Shiinaha, dhaawaca inta ugu badan waa caruurtii iskuulka wax kabaranaysay waxaana weerarka fuliyay qof tooreey ku hubaysnaa.

Jariidada Global Times ee Shiinaha ayaa xaqiijisay in weerarka uu kadhashay dhaawaca 16  Caruur ah iyo 2 qof oo Shaqaalaha iskuulka.

Police ka ayaa goor dambe gacanta kudhigay ruuxi weerarkaaasi fuliy.