Muxuu Cumar Filish ka yiri xarruun jirka binu-aadamka lagu wayneeyo?

2

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay xireen xarruumo lagu wayneeyo qeybo kamid jirka bini-aadamka oo dhowaan laga furay magaalada Muqdisho.

Hoos ka dhageyso warbixin arrinaakaasi waxaa inoo diyaariyay wariyaheena Yoonis Duraan.