Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo ogolaatay in la siidaayo canshuurihii Trump
Maxkamadda sare ee Mareykanka ayaa oggolaatay in dacwad oogaha magaaladda New York la siiyo faah-faahinta dhaqaalaha madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, gaar ahaan...
Wasiirka A/Dibadda Soomaaliya oo laga helay COVID-19 isagoo jooga Burundi
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa shaaciyey in maalinkii sideedaad uu ku karaantiilan yahay dalka Burundi, kadib markii laga helay cudurka Coronavirus.
Wasiir...
Dowladda Federaalka Oo Sheegtay In Muqdisho Uu Dhacay Isku Day Afgembi
Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Federaalka ee xilka sii-haya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in Jimcadihii lasoo dhaafay Magaalada Muqdisho uu ka dhacay isku day lagu...
DF oo si cad u diiday banaanbaxii ay iclaamiyeen musharaxiintu
Wasiirka amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale oo hadda shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay mudaharaadka ay iclaamiyeen golaha midowga musharaxiinta Soomaaliya,...
Maxuu wafdiga James Swan kala hadlay Axmed Madoobe?
Wakiillo ka socda saaxiibbada Soomaaliya ee Beesha Caalamka ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Kismaayo, taas oo qeyb ka ah dadaalka socda ee lagu...
HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERASHADA WANAAGSAN
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono sida ugu haboon ee wax loo beerto oo ay idiin soo...
Safiirkii Talyaaniga u fadhiyey dalka Congo oo hadda la dilay
Safiirkii waddanka Talyaaniga u fadhiyay Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga ah ee Confo ayaa lagu dilay weerar ka dhacay bariga dalkaas, sida sheegtay wasaaradda Arrimaha Dibadda ee...
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo qabatay kulan Wacyi gelinta Covid-19
Kulunka Waciyigalinta Cudurka dilaaga ah ee Corona Virus ayaa maanta ka dhacey Magaalada Baydhabo waxaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyey Wasaaradda Caafimaadka Maamulka...
Wafdi ka socda Galmudug oo kormeeray dekadda magaalada Hobyo
Wafdi ka socda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Dekadda Degmada Hobyo, halkaasi oo ay ku soo xiratay Dooni Ganacsi muddo...
CC Shakuur “Beesha Caalamka waxay u durbaan tumeysaa Farmaajo”
Shir jaraa’id oo golaha midowga musharraxiinta Soomaaliya ay maanta ku qabteen magaalada Muqdisho ayaa waxaa mas’uuliyiintii ka hadlay ka mid ahaa Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur...