Muuse Biixi oo Xilalkii ka qaaday shan guddoomiye gobol kuwa kalena magacaabay.

11

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xilalkii ka qaaday qaar kamid ah guddoomiyeyaal gobolada iyo mas’uuliyiin kale, sidoo kale magacaabay mas’uuliyiin cusub.

Muuse Biixi ayaa xilalkii ka qaaday mas’uuliyiinta kala ah:

1. Axmed Cige Maxamed Geeddi,
Guddoomiyihii Gobolka Hawd.

2. Axmed Cismaan Xasan Cilmi, Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Sanaag.

3. Axmed Xasan Cabdi Carwo, Agaasimihii Guud ee Hore ee Baanka Dhexe.

4. Maxamed Sheekh Faarax Cumar, Guddoomiyihii Hore ee Guddida Maamulka Hay’adda Dekedaha iyo Free Zone.

5. Abiib Xaamud Jibriil, Xubin Guddida Maamulka Sare ee DP World Berbera

Sidoo kale madaxweynaha Somaliland ayaa magacaabay mas’uuliyiin kala ah:

1. Maxamed Cilmi Ahmed Maxamuud, Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex.

2. Maxamed Diiriye Xayd Nuur, Guddoomiyaha Gobolka Daad-madheedh.

3 Maxamed Cilmi Xuseen Axmed, Guddoomiyaha Gobolka Sanaag.

4. Axmed Yaasiin Maxamed Faarax, Guddoomiyaha Gobolka Hawd.

5. Maxamed Cabdillaahi Ibraahim Xujaale, Guddoomiyaha Gobolka Togdheer.

6. Mukhtaar Cabdi Quule Maxamuud, Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe.

7. Siciid Shugri Xuseen Cali , Guddoomiyaha Guddida Maamulka Hay’adda Dekedaha iyo Free Zone.

8. Axmed Xaaji Daahir Cilmi Ducaale Xubin, Guddida Maamulka Sare ee DP World Berbera.

9. Jaamac Xaaji Axmed Cabdi Muuse, Xubin Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka.

hoos ka akhriso: