Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha

9

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shir guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha oo Xafiiska hantidhowraha guud ee Qaranku.

Shirka intii uu socday ayaa waxaa lagu soo bandhigay xogta dhaqangalka mashaariicda horumarineed ee dalka.

Sidoo kale dhankeeda Wasaaradda qorsheyntuna  Maal gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa  soo jeedisay nidaamka keydinta mashariicda ee AIMS.