Ilaalada madaxweyne Deni oo qof shacab ah ku dilay Garoowe

12

Ciidamada ilaalada Madaxweynaha Puntland ayaa Magaalada Garoowe waxaa ay ku dileen Haweeneey Shacab ah.

Dilka ayaa yimid kadib markii Gaari ay wateen dad Shacab ah uu dhex-galay Kolonyo galbineysay Madaxweynaha Puntland, xilli uu dib ugu soo laabanayay Magaalada Garoowe.

Ma jiro weli wax war ah oo ka soo baxay taliska booliska ee maamulka Puntland