M/weyne Qoor qoor oo gaaray dhuusamareeb iyo xiisad wali taagan .

0
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa ka dagay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug Waxaana Sidoo kale wararka ay sheegayaan in madaxweyne...

Hoggaanka Ahlusunna oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-shabaab

0
Hoggaanka sare ee Maamulkii Ahlusunna Waljameeca ee Gobolada Dhexe ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-shabaab, kadib markii hoggaanka Ahlusunna dib ugu laabteen...

Koox hubeysan oo weerar ku qaaday hoyga taliyaha Booliska G/Nugaal

0
Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar koox hubeysan ay xalay ku qaaday hoyga uu magaalada Garoowe ka deggan yahay Taliyaha Qaybta Booliska...

Qaramada midoobey oo ka deyrisey Xaaladda ka taagan Itoobiya

0
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay nafaqo xumada “aan hore loo arag” ee haysata haweenka uurka leh iyo kuwa nuujinaya ee ku nool gobolka Tigreega...

Puntland oo ciidamada ugu baaqday in ay kordhiyaan dagaalka lagula jiro Al-shabaab iyo Daacish

0
Wasiirka Maaliyadda Puntland, Xasan Shire Abgaal  oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu ciidamada Puntland ka dalbaday in ay xoojiyaan dagaalka lagula jiro kooxaha Al-shabaab...

Uganda iyo Kenya oo ka wada-hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

0
Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay saraakiil sare oo ka socday dowladda Uganda oo uu hoggaaminayo talyaha ciidamada Lugta ee...

HOOS KA DHAGEYSO Barnaamijka HAGE 12 Part 5 ee Radio Markabley.

0
HAGE waa Waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka Baxa Radio Markabley FM Baardheere,Maalin kasta oo khamiis ah 2.30 Duhurnimo ,Sidoo kale Habeen kasta oo...

Qoorqoor iyo Senotaro ku wajahan Dhuusamareeb

0
Madaxweynjaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor qoor iyo xubno ka mid ah sanoterada aqalka sare ee BFS ee ku metalada Galmudug ayaa saacadaha...

Ciidamada Ahlu-sunna oo la wareegay Magaalada Guriceel

0
Ciidamo taabacsan Ahlu-sunna ayaa si nabad ah duhurnimadii maanta ula wareegay magaalada Guriceel ee gobolka Galguduud. Wariyaha Galguduud ee KNN ayaa soo sheegaya in Ahlu-sunna...

Itoobiya oo ceyrisay saraakiil sare oo ka tirsan Qaramada Midoobey

0
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay dalkeeda ka ceyrinayso toddobo sarkaal oo sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay kaddib markii ay “faragalin” ku sameeyeen arrimaheeda...

XULASHADA