Qarax Bas Lala Beegsaday Oo Ka Dhacay Meel U Dhow Magaalada Kampala

0
Booliska Uganda ayaa sheegay in qarax lala beegsaday bas, kaasi oo ay dhowr qof ku dhaawacmeen, uu ahaa is-miidaamin uu fuliyey jihadi ka tirsan...

Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Xaaladda Siyaasadeed Ee Soomaaliya

0
Saaxiibada Beesha Caalamaka ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin xaaladaha kaal duwan ee dalka kasoo Cusboonaaday bilihii ugu dambeeyay, waxaaan si...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Iska Wareejiyay Kiiskii Ikraan Tahliil

0
Ra’iisul Wasaare Rooble oo uu wehliyo wasiirka amniga gudaha  ayaa kormeeray xarunta Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, isagoo warbixin ka dhageystay agaasimaha KMG...

Rooble oo amar siiyay Saraakiisha hay’adda NISA

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble  oo wehliyay Wasiirka Amniga Gudaha ayaa galabta kormeeray Xarunta Hey’adda NISA ee Habar Khadiijo. Waxaa xarunta  kusoo dhoweeyay Kusimaha...

Mareykanka oo sheegey inay ka fiirsanayaan taageerada ay siiyaan Ciidanka Danab ee Soomaaliya.

0
Mareykanka ayaa sheegey inay ka fiirsanayaan taageerada ay siiyaan Ciidanka Danab ee Soomaaliya. Arrintan ayaa ka danbeysey kadib markii ay soo bexeen warar sheegaya in...

Wefdi Ka Socda Somaliland Oo La Kulmay Wasiirka Beeraha Kenya

0
Wasiirka beeraha Kenya, Peter Munya, ayaa qaabilay wafdi ka socda Somaliland, oo uu horkacayo wasiirka arrimaha dibadda, Ciise Kayd. Labada dhinac ayaa ka wada hadley...

BARNAAMIJKA IYO FARIINTA WACYIGELINTA OLOLAHA TALAALKA CUDURKA DABEYSHA.

0
Barnaamijka iyo FariintaTalaalka Cudurka Dabeysha ee ka Soconaya Qaar ka mid ah Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa waxaa idiin soo saarey Wasaarada Caafimaadka DF ee...

Dagaal Culus Oo Mar Kale Dib Uga Qarxay Magaalada Guriceel

0
Dagaal culus oo khasaare badan dhaliyay ayaa mar kale dib uga qarxay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, waxaana hadda lasoo sheegayaa in dagaal xooggani ...

Sidee Urur-Siyaasadeedyadu Ugu Kala Guuleysteen Doorashadii Ka Dhacday Puntland?

0
Guddoomiyaha guddiga doorashada Puntland, Guuleed Saalax Barre, ayaa ku dhawaaqey natiijada doorashada Golaha Deeganka ee degmada Qardho ee Puntland. Doorashadan ayaa loo dareerey 25-kii bishan...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo saaray Amar ku socda Hay’adaha Amniga

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgarsiinta  Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradaha dekadaha, gaadiidka iyo hay’adaha amniga. Ra’iisul Wasaaraha  ayaa faray Hay’adaha Amniga in...

XULASHADA