DFS oo ka hadashay duqeyn maanta laga fuliyay Mudug
War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay duqeymo maanta lala beegsaday saldhigyo Al-Shabaab ay ku leeyihiin deegaanka...
Muuse Biixi oo shaaciyay waqtiga uu qabsoomi doono kulanka golaha wakiilada cusub ee Soomaaliland
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qoraal uu soo saaray waxaa uu kulan deg deg ah uu isugu yeeray golaha wakiilada cusub ee...
RW Rooble oo dalka dib ugu soo labtay.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane oo isaga wefdigiisu dalka dib ugu soo laabteen ayaa markale ka tacsiyeeyay qaraxii argagixisadu shalay koox ciyaartooy ah Kismaayo kula...
Wasaaradda gargaarka DFS iyo Wasaaradaha dowlad goboleedyada oo war mur-tiyeed soo saaray.
War-murtiyeed ka soo baxay wasaaradda gargaar iyo maareynta masiibooyinka ayaa looga hadlay kulan deg deg ah oo ay wada yeesheen wasaaradda gargaarka heer federaal,...
Madaxweyne Farmaajo oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogg
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad tababar loogu soo xirayey Dufcaddii 3-aad ee Layli Saraakiil iyo Dufcaddii...
Muqdisho oo la keenay ciyaartoydii ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay Kismaayo.
Magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray dhaawacayada labo ka mid ah ciyaartoydii shalay Kismaayo bas ay saarnaayeen lagula eegtay qarax xoog leh , kuwaas oo...
Koofur galbeed soomaaliya oo soo saartay liiska musharixiinta Aqalka Sare.
Dowlad goboleedka Koofur galbeed ayaa maanta soo saartay liiska musharixiinta u tartamaya Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya.
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan...
Guddiga hirgalinta doorashooyinka K/galbeed oo shaaciyay jadwalka doorashada.
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboled koofur galbeed soomaaliya ayaa shaacisay jadwalka qamsoomida doorashada Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya.
Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyin heer dowlad...
Colaada ka taagan G/Tigray oo sii xoogeysatay iyo xabad joojin lagu baaqay
Dagaal culus ayaa lagasoo sheegayaa gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya wararkii ugu dambeyay ee halkaa naga soo gaarayana waxaa ay sheegayaan in dagaalkii ka...
Shir looga hadlayay amniga Soomaaliya oo lagu qabtay Masar
Talyaha ciidamada Nabad ilaalinta Soomaaliya u jooga ee AMISOM, Gen. Diomede Ndegeya ayaa magaalada Qaahira ee dalka Masar kulan kula qaatay Wasiir ku xigeenka...

















