Puntland & Koonfur Galbeed oo ka wada hadlay xaaladda dadka la soo musaafuriyay
Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta qaabilay Wafdi Wasiiro ah oo ka socda Koonfur Galbeed kuwaasi oo Puntland u tegay xaaladda...
Soomaaliya oo ku guuleystay dacwadii badda
Maxkamada cadaalada Adduunka ee ICJ ayaa u xukmisay dalkeenna baddii ay nagu haysatay Kenya .
Maxkamada ayaa sheegtay in Kenya ay ku xadgudubtay madaxbanaanida Soomaaliya...
Maamulka Gobolka Gedo oo shaaciyay inay u diyaar garoobeen doorashada Golaha Shacabka
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo ugu Magacaaban dowladda Soomaaliya Axmed Bulle Gareed ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay u diyaar garoobeen doorashada Golaha Shacabka...
Taliyihii Nabad Sugidda u qaabilsanaa Degmada dayniile oo qarax lagu dilay
Qarax Khasaro gaystay ayaa goordhaweyd ka dhacay duleedka degmada Daynile e Gobolkani Banaadir, waxaana soo baxaya faah faahinno dheeraada ah oo ku aaddan Qaraxaasi.
Wararku...
Dowladda Soomaaliya oo ka hor timid qorshe ay wadaan QM iyo Midowga Afrika
Dawladda Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay inay kasoo horjeeddo in hawlgalka AMISOM loo bedelo mid nabad ilaalin oo ay wadajir uga hawlgalaan Midowga...
Ciidamada DFS iyo Galmudug oo la wareegay Ceeldheere
Ururka Ahlusunna ayaa isaga baxay degaanka Ceeldheere oo u dhexeeya magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb.
Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug ayaa la wareegay deegaanka Ceeldheere...
Maxaa ku xasuusataa 12 October Maalinta calanka Soomaaliyeed?.
Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 67-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay soo...
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo kormeeray mid kamid ah Goobaha lagu qabanayo doorashada
Xubno ka tirsan Guddiga doorashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed oo ku sugan Beledweyne ayaa kormeeray xarumaha loo asteeyay inay ka dhacdo doorashada...
Duqa Muqdisho oo la kulmay Mas’uuliyiin ka socday Shirkad laga leeyahay Turkiga
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan la qatay Madaxda ugu sareyso Hey’adda Tika ee laga leeyahay...
Ciidamo ka tirsan Booliska AMISOM oo laga dejiyay Magaalooyinka Baraawe iyo Dhuusamareeb
Ciidamo Booliis ah oo ka tirsan AMISOM ayaa saaka gaaray Magaalada Baraawe ee xarunta Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya, waxaana Magaaladaasi laga dajiyay diyaaarad sidday...


















