MW Farmaajo oo Madaxtooyada ku qaabilay Caruurtii Eng Saalixi

0
Madaxweynaha Waqtigu ka dhammaaday ee  Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah ubadka Marxuum Maxamed Cumar Saalixi...

Ganaax lagu riday Urur Siyaasadeedka KAAH oo uu guddoomiyaha ka yahay Saciid Deni.

0
-War saxaafadeed kasoo baxay Guddiga Kumeel Gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa ganaax lagu riday Urur Siyaasadeedka KAAH, kaas oo uu gudoomiye ka yahay...

Xaalad cabsi ah oo ka jirto Guriceel iyo Inta badan goobihii ganacsiga oo xiran.

0
-Wararka ka imaanaya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay ilaa hadda halkaasi ay ka jirto xaalad kacsanaan ah iyo dhaqdhaqaaqyo Ciidan...

Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha oo fasaxday shaqaalihii dowladda+Sababta

0
-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS oo War qoraal ah ka soo baxay ayaa lagu sheegay in shaqaalaha kala duwan ee hay’adaha Dowladda...

DEG-DEG:- Faah-faahin qarax ka dhacay Beledweyne iyo Masuuliyiin ku dhintay

0
Faaf-faahino ayaa kasoo baxaya Qarax goordhow ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, kaas oo geestay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawax islamarkaana...

MW Farmaajo iyo RW Rooble oo kulamo gaar gaar ah la qaateen Guddiga DFS...

0
Madaxweynaha Muddo Xileedkiisu Dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Guddiga Soomaaliya ee Kiiska Baddeena ayaa ku bogaadiyey doorka taariikhiga ah ee ay...

Mid ka mid ah Dowladaha horumaray oo balaayiin doollar ku maalgashanaysa Dekadda Berbera

0
Dowladda Ingiriiska ayaa Maalgashi ku sameyn doonta Dekadda Berbera ee Somaliland, waxaana sida xogo hoose ay sheegayaan  Boqortooyada UK ay maaligalinta la kaashan doontaa...

Xildhibaanka tirsan Baarlamaanka UK oo la dilay

0
Xildhibaan David Amess oo ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska oo 69 jir ah ayaa geeriyooday ka dib markii la tooriyeeyay dhowr isagoo ka qeyb galayay...

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Masjid kuyaal Afganistan

0
Ugu yaraan toddoba qof ayaa dhimatay in ka badanna waa ay dhaawacmeen ka dib markii qarax uu ka dhacay gudaha masaajidka shiicada ee magaalada...

Ciidanka dowladda oo howlgal ka wada Shabeellaha Dhexe

0
Taliyaha qeybta 27-Aad ee ciidanka xoogga dalka Generaal Maxamed Axmed (Tareedisho) oo kormeer shaqo ku marayay fariisimaha ciidanka xoogga dalka ay ku leeyihiin gobolka...

XULASHADA