Dowladda Uk Oo ka digtay weeraro kadhaci kara dalka Uganda.

0
Saddex maalmood ka dib markii Boqortooyada (UK) ay soo saartay digniin argagaxiso oo loogu talagalay muwaadiniinteeda ku sugan Uganda, ayaa taliyaha Booliska wadankaasi Martin...

BJC oo taageeray go,aankii Maxkamada ICJ ay Soomaaliya ugu xukmisay dhul badeedkii Kenya muranka...

0
Shirka Baarlamaanka ee Jaamacadda Carabta war Murtiyeed kasoo baxay ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay go’aankii kasoo baxay Maxkamadda Caddaaladda ee ICJ, kaas oo Soomaaliya...

Qarax khasaaro ka dhashay oo lala eegtay Ciidamo ka tirsan Puntland.

0
Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntlamd waxaa lagula eegtay degaanka Sugurre ee duleedka Magaalada Boosaso...

Hirshabelle oo shaqo joojin ku sameesay hay’addo badan.

0
Wasiirka Wasaaradda  Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlad Giboleedka Hir-Sabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle ayaa shaqo joojin ku sameeyay 12 hay’adood oo ka howlgalla degaannada Maamhlkaas. Qoraal.kasoo...

M/weynaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda FCA ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku-meel gaarka uah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo waxa...

Muxuu ka yiri Muuse Biixi dadkii laga soo raafay Somaliland?

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul kaga hadlay markii ugu horreysay dadkii rayidka ahaa ee uu maamulkiisa kasoo barakiciyay deegaanno ka tirsan...

Booliska Soomaaliya oo ka warbixiyay howgallo qorsheysan oo ay ka sameeyen Sh/ hoose

0
Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay howlgal qorsheysan oo Ciidanku ay ka fuliyeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose. Taliska Ciidanka ayaa sheegay in...

Booliska UK oo dad usoo qabtay dilkii xildhibaan ka tirsan dalkaas.

0
London-KNN-Booliska UK ayaa fal argagixiso ah u aqoonsaday dilka loo geystay xildhibaan ka tirsanaa xisbiga Conservative-ka oo lagu magacaabi jiray Sir David Amess, kaasoo...

Duqa caasimada dhuusamareeb oo shaqo ka ceerin sameeyay

0
  Xafiiska Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ee Dowlad Goboleedka Galmudug ahna Duqa caasimada Abdirahman Geedaqorow wareegto kasoo baxday ayaa maanta xilkii looga qaaday Guddoomiye Ku-xigeenkii deegaanka...

RW Rooble oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz. Ra’iisal wasaaraha iyo safiirka ayaa ayaa...

XULASHADA